Register  |  Login
Latest News - Wararkii ugu Danbeeyay
Cali Qaliif Galayr oo maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde .

Cali Qaliif Galayr oo maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde .

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Qaliif Galayr ayaa maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Soo dhaweynta Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Qaliif Galayr ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan mudanyaasha Baarlamaanka, masuuliyiinta ka tirsan qaatumo State iyo dad kale oo ka tirsan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed. Cali Qaliif Galayr Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo markii uu soo gaaray Garoonka diyaaraha Muqdisho aan saxaafadda la hadlin ayaa loo galbiyey hoyga uu ka dagayo Magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Qaliif Galayr ayaa wuxuu soo noqday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa C/qaasim Salaad Xasan. Imaatinka Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waxay imaanaysaa xilli is jiid jiid Siyaasadeed oo ku aadan dastuurka uu ka jiro Soomaaliya islamarkaana la doonayo in dhawaan doorasho Madaxtinimo ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho. Xafiiska wararka bartamaha muqdisho

Read More - Sii Akhri

Somalia will surely have a new Constitution despite the wish of Fearmongers

Somalia will surely have a new Constitution despite the wish of Fearmongers

This article appeared in Soomaalo's ConstitutionMaking Blog Written by: Mahad Abdalle Awad  (MP) Deputy-Minister Ministry of Planning International Cooperation Last ditch attempt to block the ‘Roadmap to end the Transition’ has been made by fearmongers, Naysayers , and assortment of TFG ex-officio members, all of them keen of spreading distorted facts aimed at manipulating the public perception, specially targeting the planned Constituent Assembly conference were over 800 delegates consisting of all segments of society anticipated to debate and approve the draft constitution document just completed by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and the Committee of Experts on 20th April 2012. Fearmongers use scare tactics to influence public opinion to impede change and progress by disseminating false information about the draft constitution and the planned Constituent Assembly meeting. Naysayers, natural skeptics and cynical people among us, habitually express negativity about the accomplishment of others and are pessimistic about change. Dale ...

Read More - Sii Akhri

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo soo dhaweeyey safiirka cusub ee Dowladda Iran.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo soo dhaweeyey safiirka cusub ee Dowladda Iran.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey in Dowladda Iran ay ka mid noqoto Dowladaha Safaarada ku leh wadankeenna Soomaaliya. Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed warqadaha aqoonsiga ka guudoomin safiirka Iran ayaa waxa uu la qaatan kulan gaar ah oo ay uga wada hadlayeen sidii loo xoojin lahaa xiriirla labada dal. Marka uu kulanka soo idlaaday kaddib waxaa Madaxweyne Shariif warqadihiisa safiirnimo si rasmi ah uga guddoomay Makel Hussein Givzad oo ah safiirka cusub ee Dowladda Iran u soo magacaabatay Soomaaliya. Sidoo kale Madaxa warqada looga doomayey Makel Hussein Givzad oo ah safiirka cusub ee Dowladda Iran u soo magacaabatay Soomaaliya waxaa hadal ka jeediyey oo saxaafadda kula hadlay wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya waxaana uu safiirka cusub ee Dowladda Iran uu la socdo Safiirka Dowladda Iran u fadhiya Dalka Kenya si uu masuul uga noqdo. Dhinaca kale Makel Hussein Givzad oo haddal kooban ka jeediyey madashaasi ayaa sheegay inuu aad ugu ...

Read More - Sii Akhri

Somali-born nurse fulfills promise to help women in war-ravaged Mogadishu

Somali-born nurse fulfills promise to help women in war-ravaged Mogadishu

Seven months ago, on her first day volunteering at a pediatric hospital in Mogadishu, Toronto Public Health nurse Safia Nur Ahmed observed a woman moaning and lying on the ground under a tree, apparently left alone to die. Instinctively, Ahmed went to the woman. “I touch her hand and she grabs my hand and puts it on her chest and squeezes it,” she says. Ahmed began massaging her chest. The woman, whom Ahmed would later learn had survived drought and the death of her eight-year-old son, stopped moaning and fell asleep. “I sat there weeping. I'm still weeping,” Ahmed says of the incident and of what happened next. “All the other nurses came over and began to help massaging her,” she says. “It was as if they were waiting for permission.” This simple but comforting act might not seem significant but, in Somalia, nursing is not a respected profession, says Ahmed, who was ...

Read More - Sii Akhri

Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya oo maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa arima dhoor ahna looga hadlay.

Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya oo maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa arima dhoor ahna looga hadlay.

Muqdisho, Khamiis, May 3, 2012-------Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga dhagaystay warbixino Gudiyo loo xilsaaray shirka ay isgu imaanayaan hogaamiyayaasha dhaqanka kaas oo lagu wado inuu si rasmi ah u furmo 05-05-2012. Gudiyada loo xilsaaray isku duba ridka shirka odayaasha dhaqanka waxay kala yihiin: 1. Gudiga Logistikada 2. Gudiga Hab maamuuska (Protocol). 3. Gudiga Wacyi Galinta 4. Gudiga Amniga Ugu horeyntii shirka waxaa looga dhegeystay warbixin Gudiga Logistikada iyagoo ku nuux-nuuxsaday inay qabteen howl baaxad weyn, waxayan shegeen inay diyaariyeen dhamaan agabkii loo baahnaa sida guryihii ladajin lahaa Hogaamiyayaasha dhaqanka, Gawaaridii ay isticmaali lahaayeen iyo diyaarinta hoolkii shirku kadhici lahaa, waxayna gudigu tilmaameen in dhamaan tasiilaadkii loo baahnaa ay soo dhamaystireen shirkuna xiligii loo cayimay uu qabsoomayo. Gudiga Habmaamuuska (Protocol) ayaa sheegay inay si wanaagsan u soo dhaweeyeen Hogaamiyayaasha Dhaqanka kuwaas qaarkood 02-05-2012 kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ...

Read More - Sii Akhri

war murtiyeed laga soo saaray wasaarada warfaafinta oo ku saabsan saxaafada xorta .

war murtiyeed laga soo saaray wasaarada warfaafinta oo ku saabsan saxaafada xorta .

Muqdisho, 3 May 2012) Waxaa Munaasabadan loogu dabaal dagayaa Maalinta Xornimada Saxaafada Aduunka, oo ku beegan maanta oo ah April 3, 2012. Anagoo kala ah, xubnaha saxaafada xorta ah, ee ka howl gala gudaha iyo dibada, oo ay ka mid yihiin Ururka Qaranka ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed, Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta, waxay ku heshiiyeen qodobo dhowr ah oo aasaas u ah saxaafada xorta ah iyo amniga loo baahan yahay in ay saxaafadda ku shaqeyso. Gudiga Wuxuu isku raacay: In la aqoonsado ahmiyada ay saxaafada u leedahay bulshada, iyadoo la xaqiijinayo kor u qaadida furfurnaanta iyo taageerada saxaafada si horumar looga gaaro xuquuqda insaanka iyo hididiilooyinka shacabka. In la qeexo in saxaafadu ay door muhiim ah ka ciyaari karto sidii loo xoojin lahaa nabadda oo kor loogu qaadi lahaa sharciga, gaar ahaan mudada kala-guurka iyo wixii ka danbeeya. In hoosta laga xariiqo ahmiyada ay lee dahay amniga suxufiyiinta, iyadoo laga codsaday in dowladda ay xaqiijiso in ...

Read More - Sii Akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli gaas oo maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli gaas oo maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Muqdisho, May,03, 2012----- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda, sida Ururada ,Xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, iyo dhalinyaradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Road-map-ka Amniga, Dib-u- hashiisiinta, Dhameystirka Dastuurka iyo sidii looga bixi lahaa Kumeel gaarnimada oo loo heli lahaa dowladd rasimi ah iyo waliba doorka ay ka qaadan karaan dhalinyaradda Odey dhaqameedyada iyo Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kulanka uu ku saabsan yahay in dowladda iyo Bulshada qeybaheeda kala duwanba ay ka qeyb qaataan Isbedeladda ay xukuumada wado islamarkaana tilmaamay in dowladda ay tahay dowladd shacbiyadeed. Ugu horeyntii waxaa goobta ka hadlay Guddoomiyaha dhalinyaradda Qaranka Soomaaliyeed, Cabdulaahi Maxamed Nuur, wuxuuna fariin u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha isagoona tilmaamay in dhaliyaradda Soomaaliyeed ay yihiin laf dhabarka dalka islamarkaana ay yihiin kuwa diyaar u ah in xal loo helo dhibaatooyinka Soomaaliya. "Dhaliyaradda waa kuwa ugu badan ee saameyn ku yeelatay ...

Read More - Sii Akhri

Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda oo maanta muqdisho ka dhacday.

Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda oo maanta muqdisho ka dhacday.

Munaasabadda oo ay qaban qaabadeeda lahayd wasaaradda wasaaradda warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta ayaa Masuuliyiintii uga Qeyb galay Dowladda KMG Soomaaliya waxaa ka mid ahaa C/qaadir Xuseen Maxamed (Jahweyn) Wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiirka Qorsheynta, iyo wasiirka Dastuurka Saxafiyiinta. Wasiirka wasaaradda warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed “Jahweyn” ayaa sheegay in dowladdu ay Mas’uuliyad iska saari doonto xuriyadda saxaafadda, iyo hadalka xuriyadda saxaafadda, isagoo soo dhaweeyay bayaanka ay soo saareen Suxufiyiinta. Sidoo kale waxaa munaasabadaasi ka hadlay Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo wasiirka dastuurka iyagoo suxufiyiinta kula Dardaaramay inay wanaagga islamarkaana ay iska ilaaliyaan buunbuuninta hadalada siyaasadeed ayana ka shaqeeyaan danaha dadka iyo Dalka Soomaaliyeed Masuuliyiintii ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa Agaasimayaasha Idaacadaha ka howlgala Muqdisho, inta badan Suxufiyiinta ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo marti sharaf kale, waxaana diiradda lagu saaray sidii suxufigu u badbaadi laa Howshiisana u qabsan lahaa isagoo xor ah oo aan la caburin, la ...

Read More - Sii Akhri

Seven held over smuggling of a banned stimulant from England to U.S. to fund terror

Seven held over smuggling of a banned stimulant from England to U.S. to fund terror

Seven people were arrested yesterday on suspicion of raising money for terrorism by smuggling a banned stimulant drug from England to the US. The suspects were held during a series of co-ordinated raids on homes in four cities and towns across England and Wales. They have been linked to a multi-million-pound international conspiracy to import a drug called khat to the US and Canada, where it is illegal. Police suspect the money was channelled to Al Shabaab, an Al Qaeda-inspired group whose members are fighting in Somalia and Yemen. Sources said gang members used human couriers, including children, and parcel services to transport khat, a flowering shrub that produces a mild high when chewed and is popular in parts of Africa. Fresh leaves contain the drug cathinone, an addictive stimulant with effects similar to but less intense than that of methamphetamine or cocaine. The side effects can include disorientation, hallucination and hyperactivity, and campaigners believe khat ...

Read More - Sii Akhri

Somali community mourns victims of suicide bombing

Somali community mourns victims of suicide bombing

Members of Ottawa’s Somali community are mourning the death of a Somali member of Parliament and wounding of a former community leader following a suicide bombing in the central Somali town of Dusamareb on Tuesday. Ahmed Abdisalaam Haaji Adan, a former Ottawa resident, was wounded in the attack and is reported to be in hospital, although the extent of his injuries cannot be confirmed. He was in Dusamareb as part of a delegation of members of the Somali parliament and other officials negotiating political reforms in the region of Galgadud. Several lawmakers were killed in the blast, including Abdiwali aw Mohamoud, a British man with close ties to Ottawa. According to several sources, aw Mohamoud is the brother of Hamdi Mohamed, executive director of local settlement agency OCISO, and Hindia Mohamoud, director of the Ottawa Local Immigrant Partnership. The town of Dusamareb, 560 kilometres north of Mogadishu, has been under the control of ...

Read More - Sii Akhri


Please send all your Articles and News Tips to Bartamahaonline@gmail.com

Latest News-Wararka Ugu Dambeeyay

+ Af Soomaali »

Cali Qaliif Galayr oo maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde .

Sun, May 13 2012 No Comments

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Qaliif Galayr ayaa maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaas oo [...]

+ Latest News »

Somalia will surely have a new Constitution despite the wish of Fearmongers

Tue, May 8 2012 No Comments

This article appeared in Soomaalo’s ConstitutionMaking Blog Written by: Mahad Abdalle Awad  (MP) Deputy-Minister Ministry of Planning International Cooperation
Last ditch [...]

Canada News | Diaspora »

Somali-born nurse fulfills promise to help women in war-ravaged Mogadishu

Fri, May 4 2012 No Comments

Seven months ago, on her first day volunteering at a pediatric hospital in Mogadishu, Toronto Public Health nurse Safia Nur Ahmed observed [...]

Madadaalo | Entertainment »

Universal TV oo xalay bilowday Barnaamij loo bixiyey “Kulanka Garyare” kaasi oo Todobaadle ah ( DAAWO Barnaamijka) admin | Mar 15, 2012 | 2 comments

Sat, Mar 17 2012 No Comments

Barnaamijkan loo bixiyey KULANKA GARYARE ayaa  soosaare ka ah wariyaha Soomaaliyeed ee Abdiweli Ibrahim Garyare kaasi oo waxbadan ku jiray howlaha warbaahinta [...]

Maqaallo / Articles »

Somalia will surely have a new Constitution despite the wish of Fearmongers

Tue, May 8 2012 No Comments

This article appeared in Soomaalo’s ConstitutionMaking Blog Written by: Mahad Abdalle Awad  (MP) Deputy-Minister Ministry of Planning International Cooperation
Last ditch [...]

Minnesota | Diaspora »

For ill Somalis, healing distrust

Tue, Apr 10 2012 No Comments

The young Somali patient had received attentive, proper treatment and had “a very good shot” at surviving her case of hepatitis, according [...]

Ohio News | Diaspora »

Kulan sanadeedkii Culimada Ehlu Suna waljamaaca

Sat, Dec 24 2011 1 Comment

Kulan sanadeedka ay qabtaan culimada Ehlu Suna waljamaaca oo sanadkan lagu qabtay goblka Ohio oo ay ka soo qayb galeen culimo caanha [...]

United Kingdom | Diaspora »

Seven held over smuggling of a banned stimulant from England to U.S. to fund terror

Wed, May 2 2012 No Comments

Seven people were arrested yesterday on suspicion of raising money for terrorism by smuggling a banned stimulant drug from England to the [...]

VIDEOS >> »

Daawo: Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Claahi Goodax Barre

Sat, Apr 28 2012 No Comments

Wasiirka Qorshaynta Qaranka mudane C/laahi Goodax Barre ayaa ka waramay halka uu marayo Road Map-ka iyo wixii soo qabsoomay.
Daawo:

Wargelin »

Wargelin iyo Wiigan Nin kaal ah oo gubay kitaabka Quraanka kariimka iyo warar badan DAAWO

Wed, Apr 6 2011 No Comments

Wargelin oo in mudo ah ka maqnayd hawada oo haatan dib u soo laabatay waxaa wiigan ka helaysaan warar kii ugu danbeyey [...]