Monthly Archives: February 2015

Ciidanka ammaanka dowladda oo fashiliyey weerar isqarxin ah oo la doonayey in Muqdisho laga fuliyo

Muqdisho (Bartamaha) Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa caawa fiidkii fashiliyey gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo la doonayey in lagu qarxiyo mid ka mid ah Hotelada Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ciidanka ayaa ku guuleystay iney fashiliyaan isku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasimayaasha & Shaqaalaha wasaaradda

Muqdisho(Bartamaha) Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Caymooy ayaa maanta kulan la qaatay agaasimayaasha waaxyaha iyo shaqaalaha wasaaradda Kalluumeysiga iyo khayraadka badda. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Caymooy ayaa warbixinno kooban ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka waxbarashada Puntland oo Garoowe ku noqday kana warbixiyey safar uu dalka kaga maqnaa

Garoowe(Bartamaha) Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Cali Xaaji Warsame oo maanta dib ugu noqday caasimadda Puntaland ee Garoowe ayaa ka warbixiyey safar uu ku tagay wadanka Carbeed ee Kuwait. Cali Xaaji Warsame oo garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

koox toorey ku hubaysan oo Xamar-weyne ku dishay qof rayid ah

Muqdisho(Bartamaha) Kooxo ku hubaysan Toorayo ayaa maanta xaafadda Via Ayjato ee degmada Xamar-weyne ku dilay nin ka mid ahaa dadka deegaanka oo la oran jiray C/qaadir Laangare. Ciidamada ammaanay ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay oo ah wadada Via … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab iyo dadka deegaanka oo ku dagaalamay deegaanka Xiin-dheere

Galgaduud(Bartamaha) Sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa ku waramaya in kooxda Al-shabaab iyo dadka deegaanka uu dagaal ku dhexmaray deegaanka Xiindheere ee gobolka Galgaduud. Dagaalka u dhexeeya dadka deegaanka iyo Al-shabaab ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shil gaari oo ka dhacay gobolka Sh/dhexe

Jowhar(Bartamaha) Shil gaari oo geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay duleedka koonfureed ee magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dheceen gaari caasi ah iyo Mooto dhugdhugleey,waxaana la tilmaamay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliland oo isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada

Hargeysa(Bartamaha) Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xil ka qaadis iyo isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka tirsan xubnaha golaha wasiirada maamulkaas iyo saraakiisha ciidamada Soomaaliland. War-saxaafadeed xalay saqdii dhexe kasoo baxay madaxtooyada maamulka Soomaaliland ayaa waxaa lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Tartanka orodka gaaban oo lagu soo gabagabeeyey dalka Jabuuti

Jabuuti(Bartamaha) Tartanka Orodka Marathon-ka gaaban ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti,waxaana tartanka ka qaybgalay orodyahanno ka kala socday in ka badan 20 wadan. Tartanka Orodka gaaban ee 21-M ayaa waxaa kaalinta labaad kasoo galay Muuse Cumar Wacays … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xawaaladaha Soomaalida Maraykanka oo dib shaqadooda u bilaabaya

Washington(Bartamaha) Xawaaladaha Soomaalida Maraykanka ayaa shaqooyinkooda dib u bilaabaya maalinima berri ah sida uu xaqiijiyey gudoomiyaha ururka ay ku bahoobeen xawaaladleyda Soomaaliyeed ee wadanka Maraykanka C/casiis Sugule. Gudoomiye C/casiis Sugule ayaa sheegay in xawaaladaha Soomaalida Maraykanku ay dib shaqada u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saraakiil ka tirsan AMISOM oo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud

Cadaado(Bartamaha) Saraakiil ka tirsan ciidanka hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo dhawaan lagu wado inuu ka furmo shirka maamulka loogu samaynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud. Saraakiisha AMISOM ee gaaray magaalada cadaado … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Waxgaradka ku shiraya Dhuusamareeb oo dowladda ku eedeeyey iney masuul ka tahay dagaalka Guriceel

Dhuusamareeb(Bartamaha) Waxgaradka,Siyaasiyiinta,Culimada iyo ganacsatada kasoo jeeda gobolada dhexe oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dowladda Soomaaliya dusha kaga tuuray eedda dagaalka ka socda magaalada Guriceel. Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool gobolada dhexe ayaa shirkooda kasoo saaray … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inaan laga hortagi karin weerarada Al-shabaab

Muqdisho(Bartamaha) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inaan sina looga hortagi karin weerarada abaabulan ee Al-shabaab ay ku qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin masuuliyiinta dowlada federaalka Soomaaliya. C/ladiif Muuse Sanyare oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo soo dhaweysay waqti kordhinta loo sameeyey hawlgalka AMISOM

Kenya (Bartamaha) Dowladda Kenya ayaa si diiran soo dhaweysay tallaabada golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe uu ku kordhiyey waqtiga ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay kasii hawlgalayaan gudaha Soomaaliya. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa waqtiga ciidanka nabad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo sheegtay iney sii wadayso la dagaalanka Tahriibka

Garoowe(Bartamaha) Puntland ayaa sheegtay iney sii wadayso dagaalka ay kula jirto dadka ka tahriiba deegaanada maamulka Puntland iyo kuwa dadka tahriibiya. Afhayeenka madaxtooyada Puntland C/llaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka badda iyo booliska Puntland ay wadaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka gobolka Banaadir oo dammaanad qaaday nolosha agoontii uu ka geeriyooday Maxamed Aadan Guuleed Caana Geel

Muqdisho(Bartamaha) Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Gen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa dammaanad qaaday agoontii uu ka geeriyooday gudoomiye ku xigeenkii dhanka siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Aadan Guuleed Caana Geel. Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Xuseen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Turkish Airlines doubles profits, targets more expansion

Istanbul (AFP) – Turkey’s flag carrier Turkish Airlines, which has grown exponentially in the last decade, said Wednesday its net profit more than doubled last year and was targeting 15 percent growth in passenger capacity in 2015.Turkish Airlines said in … read more »

Posted in Featured, Ganacsgi [BUSINESS] | Tagged Business, Ganacsi., , , Turkish Airlines | Leave a comment

Fifteen killed in central Somalia clash

Xinhua – MOGADISHU — Fifteen people were killed and several others injured in central Somalia’s Guricel town when government troops clashed with the moderate Islamist group Ahlusunah Wal Jamaa, authorities said Wednesday.Abdulah Warsame, a local administrator told Xinhua that the fighting, … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Arrested at MSP Airport with one-way ticket to Somalia, fake passport

KMSP-TV ST. PAUL, Minn. (KMSP) – He had a one-way ticket to Somalia, but he never made it past the security checkpoint at Minneapolis-St. Paul International Airport. Zaki Mohammed Sugule was arrested at the airport on Presidents’ Day, acting suspiciously. … read more »

Posted in Featured, Minnesota | Tagged , , , , | Leave a comment

VIDEO: Disruption in Sending Cash Home Distresses Somali Immigrants

VOA – Once a month for years, Ahmed Ahmed has been going to Dahabshil, a money service agency catering to the Somali community outside Washington.  The taxi driver has sent $200 every month to his family of eight left behind at … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Meet the Canadian star of Somalia’s national bandy team

Toronto Star – In Newmarket, Anwar Hared was just another minor league hockey player: average, albeit enthusiastic. In Khabarovsk, a sprawling city in Russia’s frigid Far East, the 18-year-old solidified his position as the star of Somalia’s national bandy team. “I’ve … read more »

Posted in Canada, Featured | Tagged , , | Leave a comment