Register  |  Login

Articles By: Ismaaciil Kismayo

Magaalada Kismaayo oo Looga Diyaargarobayo Bisha Ramadaan.

Bartamaha(Kuismaayo) Waxaa manta magaalada kismaayo siweyn looga dareemayaa Diyaargarowga loogu jiro bisha barakeysan ee ramadaanka oo ay haatan ka harsanyihiin maalmo yar.
Goobaha [...]

Jaamacada Plasma ee Muqdisho Oo laan kale ka furatay Kismaayo.

Xaflad aad u balaaran oo lagu furayay laan kamid ah laamaha jaamacada Plasma ee Muqdisho ayaa waxaa ay manta ka dhacday gudahamagaalada [...]

Imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2009-2010 oo manta loo soo gabagabeeyay Ardeyda wax ka barato Iskuulaadka Magaalada Kismaayo.

Bartamaha(kismaayo);-Imtixaanaadkii teeramka 3aad ee sanad dugsiyeedka 2009/2010 ayaa manta loo soo gabagabeeyay ardeyda wax ka barato  dugsiyada ku yaal magaalada kismaayo ee [...]

Afhayeenka Alshabaab ee Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali ” Waxa nala dagaalamay waa Jabhadda ONLF iyo Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya”

Bartamaha(Kismaayo):- Shir jaraa’id oo uu maanta qabtay madaxa warfaafinta wilaayada islaamiga ah ee jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali, ayuu  kaga warbixiyay xaalada [...]

Alshabaab oo dib ula wareegtay Deegaanka Dhoobley ee Gobolka J/hoose.

Bartamaha(Dhoobley):- Ciidamada alshabaab ee jubooyinka ayaa saaka dib ula wareegay deegaanka dhoobley kadib markii ay xalay saqdii dhexe isaga baxeen magaaladaasi ciidamadii [...]

Dagaal aad u xoogan oo ka socdo gudaha deegaanka dhoobley

Bartamaha(Kismaayo):- Wararka aynu ka heleyno deegaanka dhoobley ee gobolka j/hoose ayaa sheegayaa in goordhawayd uu halkaasi ka qarxay dagaal xoogan uu u [...]

Alshabaabka Kismaayo oo maanta xiray Shirkada Xawaalada ee Amal Express xarunteeda kismaayo.

Bartamaha(Kismaayo);- Ciidamada amaanka maamulka alshabaab ee magaalada kismaayo ayaa saaka abaare 10:00 subaxnimo albaabada isugu dhuftay shirkada xawaalada Amal Express xarunteeda kismaayo [...]

Heegan xoogan oo la geliyay Cidamada maamulka Alshabaab ee gobollada Jubooyinka.

Bartamaha(Kismayo):- Ciidamada Maamulka Xarakatu alshabaab ee Jubooyinka  ayaa  la galiyay heegan iyo diyaargarow ciidan oo aad u xoogan kadib markii ciidamo ka amarqaata [...]

Maamulka islaamiga ah ee Degmada Baardheere oo ugu baaqay dadka deegaanka in ay soo ururiyaan Zakaadka.

Bartamaha(Baardheere);- Maamulka islaamiga ah ee ka arimiya Degmada baardheere ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan degmadaasi in ay soo ururiyaan Zakaadka islamarkaasia [...]

Howlo Zako Ururin ah oo Maanta si Toos ah uga Bilowday Degmada Jamaame.

Maamulka islaamiga ah ee Degmada Jamaame ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay bilowdeen howlihii Zako ururinta ahaa eee maamulku hore u [...]

Wilaayada islaamiga ah ee gobollada jubooyinka oo faahfaahin ka bixisay ujeedada ay ka lahaayeen Calaamado dhawanahan ay u sameynayeen Guryaha ku yaal Magaalada Kismaayo.

Bartamaha(kismayo);-Bayaan maanta ka soo baxay Xafiiska arimaha bulshada ee Maamulka islaamiga ah ee magaalada kismaayo ayaa lagu sheegay ujeedada laga leeyahay howlo [...]

Xarakatu Mujaahidiin Al-shabbab oo si nabadgelyo ah kula wareegtay Degmada Badhaadhe ee Gobolka J/hoose.

Bartamaha(badhaadhe);-Ciidamada xarakada mujaahidinta Al- shabbab ayaa waxa ay maanta niiskii hore ay si nabad galyo ah ay ola wareegeen gacan ku haynta degmada [...]

Ciidamada xisbada wilaayada islaamig ah ee jubooyinka oo maanta holgalo lagu baadigoobayo dadka qaata sarawiisha lugaha dhaar dheer kabilaabay gudaha magaalada kismayo

Bartamaha(kismayo);-Holgaladani ay maan ta fuliyeen ciidamada amaan ka ee maamulka islaamiga ah ee magaalada kismayo ayaa waxey kubaadi  goobayeen ama kubaacsanayeen dhalinyarad [...]

Maamulka Islaamiga ah ee Gobollada Jubooyinka oo Deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Dadka Barakacayaasha ee Ku dhaqan Xerooyinka ku yaal Magaalada Kismaayo.

Bartamaha(kismayo);-Howlahani cunno qeybinta ah ee ay maanta bilaabeen maamulka islaamgia ah ee gobollada jubooyinka ayaa waxa deeq raashiineed lagu gaarsiinayay xerooyinka ay [...]

Qarax Xooga oo Xalay Fiidkii Lala Beegsaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland.

Bartamaha(Garowe):- Sida wararka aynu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarun Goboleedka Puntland Waxaa xalay Fiidkii qarax lala beegsaday Gudoomiyaha Baaralamaanka maamul goboleedka [...]

Wilaayada Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ayaa shacabka Magaaladaasi ku amray in ay garka deystaan Shaaribkana xiiraan.

 

Bartamaha(kismayo);-awaamirtani oo ka soo baxay xafiiska madaxa decwada maamulka wilaayada islaamiga ee gobblada juubooyinka sheikh ibraahim ayaa waxaa si toos ah ugu [...]

Dagaallo Qaraar oo maanta ka qarxay Galbeedka Magaalada Dhoobley ee Gobolka J/hoose.

Bartamaha(dhoobley):-Dagaalladan oo u dhexeeyay Xoogaga Xarakatu shabaabul mujaahidiin iyo Ciidmadii uu watay Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo isagu xubin sare ka [...]

Kulan Xasaasi ah oo maanta ay yeesheen Maamulka wilaayada islaamiga ah ee jubooyinka iyo saxafiyiinta Gobolka J/hoose.

Bartamaha(Kismayo):- Kulankani oo ahaa mid xasaasi ah islamarkaan si wayn loosoo agaasimey ayaa waxaa dhamaan ka soo qayb galey wariyayaasha  ka howl [...]

Maamulka islaamig ah laantiisa amaanka wadooyinka oo soosaaray awaamir iyodigniin gadiidledyda loo jeedinayo.

 

Bartamaha(Kismaayo):-Maamulka Islaamiga ee ka arimiya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa maanta soo saaray amaro ku aadan gaadiidka isticmaala gudaha Wadooyinka [...]

Maamulka islaamiga ah ee magaalada kismaayo oo maanta sameeyay howlgalo lagu burburinayo dhismaha sida sharciga darada ah uga dhisan hareeraha wadooyinka,

Bartamaha(kismayo):-Howlgadalani lagu burburinayo dhismooyinka sida sharci darrada ah uga dhisan hareeraha wadooyinka ayaa waxaa saaka laga fuliyay qaar kamid ah wadooyinka waaweyn [...]

Maamulka Islaamiga degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose oo soo saaray amaro dhoowr ah

bartamaha(dhoobley):-maamulka Islaamiga ee dhawaan looga dhawaaqay Deegaanka Dhoobley ee gobolka J/hoose islamarkaana hoostagta xarakada Mujaahidinta Al Shabaab ayaa shalay waxaa ay soo [...]

Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo sheegay in ay dagaal ku qaadi doonaan xoogaga Alshabaab ee Jubooyinka.

Bartamaha(Kismayo):- Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isagu xubin ka ah ururka Xizbul Islaam islamarkaasina dagaal Todobaadyadii la soo dhaafay looga saaray [...]

Maamulka Kismaayo Oo Maanta Xabsiga Dhgay Qaar ka tirsan Ganacsatada M/kismaayo.

Bartamaha(Kismayo):- Ciidamada Maamulka Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa gacanta ku dhigay ganacsato sariflayaal ah kuwaasi oo la sheegay in ay diideen qadashada [...]

Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo Maamul Cusub u Sameysay Deegaanka Dhoobley.

Bartamaha(Dhoobley):- Wilaayada islaamiga ah ee gobollad jubooyinka ee hoostagta xarakatu shabaabul mujaahidiin ayaa galabta maamul cusub kaga dhawaaqday deegaanka dhoobley oo ka [...]

Ganacsatada iyo Maamulka islaamiga ah ee Kismaayo oo ka wadahadlay arimo la xiriira Qaadashada Lacagaha Doolarka ah.

Bartamaha(Kismayo):- Ganacsatada magaalada kismaayo iyo Maamulka islaamiga ah ee magaalada kismaayo ayaa ka wada hadlay dhibaatooyin bilihii lasoo dhaafay ka taagnaa qaadashada [...]

Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo Maanta la wareegtay gacan ku haynta Deegaanka Dhoobley ee Gobolka J/hoose.

Bartamaha(Dhoobley):- Ciidamada maamulka Xarakada Al-Shabaab ee Gobollada Jubooyinka ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, kuna yaalla [...]

Munaasabadda Ciida oo maanta siweyn looga xusay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose.

Bartamaha(Kismayo):- Munaasabada Ciidul Adxaa Al Mubaakar ayaa maanta si weyn looga xusay gudaha magaalada kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose iyadoo ay dadka [...]

Xizbul Islaam oo shacabka reer muqdisho u cayintay goobo ay Maalinta beri ah salaadda Ciida ku tukadaan

Bartamaha(Muqdisho):- Ururka Xisbul Islaam ayaa u cayimay Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir goobo ay maalinta bari ah ku tukadaan Salaada Ciidul Adxaa.
Shir [...]

Dhaqdhaqaaq ku aadan soo dhaweynta Munaasabadda Ciida Carafo oo laga Dareemayo Gudaha Magaalada Kismaayo.

 
 
Bartamaha(Kismayo):- Dhaq dhaqaaqyo xoogan oo loogu diyaar garoobayo munaasabada Ciida Carafo ayaa si weyn looga dareemayaa suuqyada waa weyn ee ku yaala [...]

Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo la wareegay Degmada Qooqaani ee Gobolka J/hoose.

Bartamah(Qooqaani):- Ciidamada Xarakatu shabaabul mujaahidiin ayaan waxa ay galabta galinkii danbe la wareegeen Degmada Qooqaani oo hoostagta Degmada Afamdow oo ay hore [...]

Sheekh Xasan Daahir Aweys “Waan ka Xunnahay Dagaallada Kasoo Cusboonaaday Gobollada Jubooyinka”

Bartamaha(Muqdisho):- Masuulka ugu sareeya ee ururka Xizbul islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta shaaca ka qaaday dareenkiisa ku aadan dagaalada kasoo [...]

Olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo Nadaafadda iyo bilicda magaalada kismaayo oo maanta ka bilowday Degmada kismaayo..

Bartamah(Kismayo):- Iyadoo ay mudooyinkii ugu danbaysay nadaafad daro baahsan ay ka jirtay gudaha Magaalada Kismaayo islamarkaana la arkayay qashin buux dhaafiyay xaafadaha [...]

Dagaal goordhawayd ka Qarxay Degmada hodan ee Gobolka Banaadir.

Bartamaha(Muqdisho):- Dagalkan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu goordhawayd ka qarxay xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka [...]

Dagaallo Goordhaweyd Ka Qarxay Galbeedka Magaalada Kismaayo

Bartamaha(Kismayo):- Dagaaladan oo u dhexeeya xoogaga maamulka Xarakatu shabaabul mujaahidiin ee gobollada jubooyinka iyo ciidamo uu horkacayo Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axned [...]

Siminaar Maanta Loogu Soo Gabagabeeyay Magaalada Kismaayo Odoyaal Kasoo Jeeda Beelaha Dega Gobolkani J/Hoose.

Bartamaha(Kismayo):- Maamulka islamiga ah ee gacanta ku haayo magalada kismaayo ee xarunta Gobbalka Jubbada Hoose ayaa waxa uu maanta gudaha magalada kismaayo [...]