Bartamaha (Guri-Ceel):- Waxaa Xalay dil ka badbaaday Gudoomiyaha Degmada Guri-Ceel Ee Kooxda Ahlu sunnah Wal Jamaaca.
Weerar qaraxyo ah Bambaano ah oo waxyeelo [...]
Af Soomaali
Gudoomiyaha Degmada Guri-Ceel oo dil ka badbaaday iyo Qasaara gaaray caruurtiisa.
Fu’aad Shangole oo hanjabaad culus u jeediyay Dowlada Ugandha.
Bartamaha (Muqdisho):- Sargaalka Shabaabka ugu qaabilsan dhanka Dacwada ayuaa fariin Hanjabaad Culus Xanbaarsan u jeediyay Dowlada Ugandha iyo Shacabka Soomaalida ah oo [...]
Dagaalo weli ka holcaya Muqdisho iyo Barakac balaaran oo bilowday.
Bartamaha (Muqdisho):- Dagaalo xoog badan ayaa Todobaadkii saddexaad ka Holcaya Caasimada Muqdisho oo Xalay laga hurdi waayay daryanka rasaasta iyo Madaafiicda.
Dagaalka ayaa [...]
Zakaatul Fidriga iyo siyaabaha loo baxsho.
Akhristayaal Madaama la soo gaaray xiliga la baxsho Zakaatul Fidriga ayaa waxaan idin soo gudbineynaa siyaabaha loo baxsho zakaatul fidriga,cida ay ku [...]
“Tuug haduusan joogin aniga jaaketkeygii yaa qaatay” Sheeko Dhab ah oo Xiisa Leh.
Bartamaha (Nairobi):- Hadda ka hor baa la sheegay in Nin Tuug weyn ahaa ay reerkiisa markii dambe kula taliyeen, inuu iska dhaafo [...]
Madaxweyne Faroole oo booqday askar ku dhaawacantay dagaalkii Galgala.
Bartamaha (Addis-Ababa):- Madaxweyanaha Puntland ayaa booqasho ugu tagay qaar ka mid adhaawacyadii Cidianka oo lagu dabiibayo Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.
Madaxweyne [...]
Muqdisho oo maanta Qaad la’aan ka dhacday.
Bartamaha (Muqdisho):- Qaad la’aan ayaa maanta si toos ah uga dhacday guud ahaan Magaalada Muqdisho markii Xizbul Islaam diiday in ay gawaarida [...]
Ciidamo dowladda ah oo gadooday
Boqolaal ciidamada dowladda KMG ah ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sameeyay gadood, kaasi oo saameeyay muddo saacado ah isu socodka gaadiidka iyo [...]
AMISOM oo Baro Cusub ka Sameysatay Muqdisho
Dagaalka ay kooxda al-Shabaab ku dhawaaqday ee ka dhanka dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM waxa uu [...]
Diyaarad Milatari oo hub iyo Saanad u keentay Amisom.
Bartamaha (Muqdisho):- Diyaarad Hub iyo Saanad Ciidan waday ayaa duhurnimadii maanta ka soo dagtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Ee Muqdisho.
Warar lagu kalsoonyahay [...]
Odayaasha Muqdisho oo ka digay Musiibo ka dhacda Muqdisho.
Bartamaha (Muqdisho):- Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa ka digay Musiibo aan laga soo kabsan oo ka dilaacda dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha [...]
Madaafiic lagu garaacay Bakaaraha iyo Qasaara shacabka gaaray.
Bartamaha (Muqdisho):- Madaafiicd PM-ka ayaa sida roobka ugu dadanayay barqanimadii maanta gudaha Suuqa Bakaaraha markii Mucaaradka ay garaaceen Villa Somalia.
Wararka naga soo [...]
Alshabaab oo maanta Burburisay Wadooyinka Suuqa Bakaaraha(Daawo Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Kooxda Alshabaab ayaa maanta burburisay goobo ganacsi iyo wadooyin dhex mara Suuqa Bakaaraha Muqdisho.
Howl-gal ay maanta sameeyeen Maamulka Gobolka Banaadir [...]
Sargaal ka soo goostay Dowlada oo shabaabka u galay (Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Alshabaab ayaa Muqdisho ku soo bandhigtay askari ka soo goostay Dowlada oo sheegay in uu ahaa Sargaal sare oo dhinaca [...]
Ciidan Ethiopian ah oo soo galay Yeed iyo Cabsi weerar laga qabo.
Bartamaha (Muqdisho):- Warar naga soo gaaray Deegaanka Yeed Ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi ay barqanimadii maanta soo galeen Ciidan Xoog [...]
Dadka rayidka ah oo Muqdisho ku sii dhamaanayo iyo Xaalada oo weli kacsan.
Bartamaha (Muqdisho):- Dadka rayidka ah ayaa si macna dara ah ugu dhamaanaya gudaha Magaalada Muqdisho ka dib markii ay joogta iska noqdeen [...]
Maxamed Dheere “Ajaanibta Indha shareerka leh waa Musiibo Umadan loo soo diray”.
Bartamaha (Muqdisho):- Gudoomiyihii hore Ee Gobolka Banaadir ayaa si cara leh uga hadlay dagaalada shacabka ay ku sii dhamaanayaan oo ka socanaya [...]
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC) oo ka digay Ciidan hor leh oo dalka la keeno (War-Saxaafadeed).
Bartamaha (Nairobi):- War-Saxaafdeed ka soo baxay Xafiiska Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC) ayaa looga digay Ciidan hor leh oo dalka la [...]
Xizbiga Dooy iyo Deex oo kulan ku yeeshay Nairobi iyo Jawaab Culus oo ay ka soo saareen dhismaha Maamulka Waax iyo Waadi(Daawo Sawirada).
Bartamaha (Nairobi):- Kulan ka dhacay Magaalada Nairobi ayaa lagu mucaaraday aas aaska Maamulka  la magac baxay Waax iyo Waadi oo dhawaan laga [...]
Qarax Miino oo lala beegsaday Saddex gaari oo Bl- ah gudaha Muqdisho.
Bartamaha (Muqdisho):- Qarax Miino oo aad u xoogan ayaa haleelay galabta Saddex gaaro oo ay saarnaayeen dad shacab ah wadada Warshadaha Ee [...]
Gudoomiyaha Degmada Xarfo ee gobolka Mudug oo booqdey deegaanada uu ka taliyo.
Bartamaha (Xarfo):- Gudoomiyaha degmada xarfo ee gobolka mudug ayaa booqasho ku tagay deegaano ka mida Degmadaasi Xarfo.
Gudoomiyaha Xarfo C/laahi faarax bayle tikrooni [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalbaday Taageero deg deg ah oo Caalamka la soo gaaro Dowladiisa (War Saxaafadeed)
Bartamaha (Muqdisho):- Iyada oo maanka lagu hayo weerarkii isqarxinta ee lala eegtay Hotel Muna 24-kii August 2010, oo galaafatay nolosha dad Soomaaliyeed [...]
Maydka Askari Burundi ah oo Bakaaraha lagu jiid jiidayo(Faah-faahin iyo Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Warar iminka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maydka Askari Burundi ah lagu jiid jiidayo wadooyinka Suuqa Bakaaraha.
Askarigan [...]
War Deg-Deg ah:- Dagaal xoog badan oo hadda ka qarxay Muqdisho.
Bartamaha (Muqdisho):- Warar haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho  ayaa sheegaya in dagaal xoog badan uu ka arxay Woqooyiga Muqdisho iyo  hareeraha [...]
Tarsan “Shabaab iyo Xizbul Islaam waa in ay Dowlada isku soo dhiibaan….”.
Bartamaha (Muqdisho):- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Alshabaab iyo Xizbul Islaam in ay saacada gudahood Dowlada isku soo dhiibaan si dhibaatada [...]
Dadka ka barakacay Muqdisho oo dagaal loogu baaqay.
Bartamaha (Muqdisho):- Barakacayaasha ku dhaqan Duleedka Muqdisho ayaa loogu baaqay in ay ka qeyb noqdaan xoogaga ka dagaalamaya magaalada Muqdisho.
Sargaal u hadlay [...]
Al-Tadaamun Al-Islaami oo soo afmeertay tartanka Qur’aan akhriska Bisha Ramadaan Gudaha Degmada Afgooye (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Afgooye):- Tartan Qur’aan akhriska Bisha Ramadaan oo ay ku tartameen ardayda dagan Degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa la [...]
Ciidanka Dowlada oo galabta dagaal ku qabsaday Mowlaca Macalin Nuur.
Bartamaha (Muqdisho):- Dagaal faraha looga gubtay oo galabta ka dhacay Muqdisho ayaa sabab ka dhigay in Dowlada ay dib u qabsato Masjidka [...]
Maleeshiyaad ka tirsan Xizbul Islaam oo Muqdisho ku qulqulaya.
Bartamaha (Muqdisho):- Waraka naga soo gaaraya deegaanada Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidanka Xizbul Islaam ay si isdaba joog ah ku gaarayaan [...]
Deegaanka Kala-Bayr oo dhaqdhaqaaq Ciidan laga dareemayo
Bartamaha (Hiiraan):- Dhaqdhaqaaq aad u xoogan ayaa laga dareemayaa deegaanka Kala-Bayr ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay tageen Ciidanka Dowlada oo gacan [...]
Masuul Maamulka Boosaaso ka tirsan oo dil ka badbaaday.
Bartamaha (Boosaaso):- Masuul ka tirsan Maamulka Gobolka Bari ayaa xalay ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa markii lagu weeraray guriga uu [...]
Heestii Asayda (Dumarkan wada ooynayee) by Xuseen Shire
Heestan ayaa waxaa qoray qaadayana Xuseen Shire oo ka tirsan kooxda Qeylodhaan. Waxaa heestan uu abwaanku/heesaagu tiriyay kadib markuu arkay gabar Soomaaliyeed [...]
Gudoomiyaha Magaalada Hargaysa oo dil ka badbaaday.
Bartamaha  (Hargaysa):- Gudoomiyaha Magalaada Hargaysa ayaa ka badbaaday isku day dil ay la damacsanaayeen kooxo hubaysan oo doonayay in ay ka taqalusaan.
Wararka [...]
Isku aadka Kooxaha Ciyaaraya Europe League oo la sameeyay (Liiska Isku aadka ).
Bartamaha (Europe):- Liiska Isku aadka Koobka Europe League ayaa si toos ah loo soo bandhigay iyadoo ay isku aadeen kooxo Bir ah [...]



