Dhamaan suxufiyiinta soomaaliyeed waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wariye xamdi maxamed kadiye iyo dhamaan reer kadiye oo aabahooda Maxamed Kadiye Cuuke [...]
Tacsi
Geeri naxdin leh oo ku timid Shiikh Abdiwali Mohamed Yusuf oo xalay ku geeriyooday Minnesota
Â
Bartamaha (Minnesota):-Inaa lilaahi wa inaa ilahayhi raaacuun Shiikh Abdi wali Mohamed Yusuf allaha u raxmado xalay ayaa wadnahu istaagay mana soo toosin [...]
Tacsi: Marxuum CabdiSamad Cilmi Xaashi Dhagay
Waxaan Tacsi u diraynaa Hooyo Asli Sugule ali, Osman Dayurad Xamdi Dayurad, Fartun Dayurad, Kaafiyo
Fakad, Cabdirizak Fakad, Xawo Fakad, Halimo Cabdi Xaashi [...]
TACSI – HOOYO SARGO’AN HAJI ABUKAR IYO HOOYO KHADIJA AW DAHIR AFQARSHE
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
ANIGOO KU HADLAYA MAGA QOYSKAYGA IYO KA DHAMAAN REER SHEEKH CALI DAAD MEELKASTA AY JOOGAAN WAXAANUTACSI TIIRANYO LEH [...]



