Register  |  Login
Latest News - Wararkii ugu Danbeeyay

HELP - CAAWI

Sadik Warfa Candidate for Minnesota House Representative

My name is Sadik Warfa and I have the great honor of running Minnesota House Representative District 61A as an independence [...]

Ogaysiis Ramadanta Adeega Bulshada

Ogaysiis ku saabsan adeega bulshada oo ay idiin so wada jeedinayaan Bahda Bartamaha, Makhayada Safaari, iyaguu ka codsanya in gacansatadu bishan ka [...]

Fadlan Caawi Dhismaha wadada Cusbitaalka Laascaanood

Ku: Dhamaan ummada jecel inay qabtaan wax-qabadka daryeelka dalkeenii hooyo.
Ka: Guddiga Abaabulka Barnaamijka Dhismaha Wadada (Las-Anod Hospital)
Walalayaal marka hore waxan idinku salamayna [...]

KULAN GARGAAR CAAFIMAAD AH OO LOOQABTAY BACALWAAN

Waxaa magaalada Minnepolis ee gobolka Minnesota ka dhacay kulan gargaar caafimaad ah loona qabtay fanaanka Cabdi Cali “Bacalwaan” oo ay xaalad caafimaad [...]

Fadlan u gargaar waa 19-Sano jir Sidan Alle ka dhigay ka Xanuunsanaysa Beerka oo Buro ay uga taalo (Sawirada).

Bartamaha (Muqdisho) Hooyo Xabiibo Macalin Maxamuud waxa ay dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ka codsanaysaa in ay garab ku siiyaan Caafimaadka Gabadheeda oo dalka [...]

A Celebration of Arts and Culture in Somaliland

Please join us for a exciting evening filled with music, art, poetry, fashion and dance in celebration of the arts and culture [...]

Walal u gargaar Allaah ha kuu gargaaree“Waa Hooyo Soomaaliyeed 4-Caruur ah Madfac ka naafeeyay”(Sawirada Caruurta dhiban).

Hooyo Farxiyo  Cumar Maxamed waxay dhammaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ka codsanaysaa in garab iyo Ganac lagu siiyo daryeelka Nolosha Caruurteeda [...]

Gabar 11-Bilood jir ah oo la Ildaran Xanuun ka Asiibay Laf-dhabarta Iyo Madaxa Oo Gargaar u baahan(Daawo Sawirada)

 Xafsa axmed c/raxmaan waa gabadh yar oo Agoon ah oo jirta11-bilood oo la il daran xanuun ka asiibay lafdhabarta iyo madaxa iyadoo [...]

Xaalad lagu tilmaamikaro mid aad u qatar badan ayaa waxay soofood saartay hooyo Soomaaliyeed oo la ildaran nabar

Xaalad lagu tilmaamikaro mid aad u qatar badan ayaa waxay soo foodsaartay hooyo soomaaliyeed oo la ildaran  nabar kaga soo baxay wajiga [...]

Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed ee dhibaateysan oo sheegay in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah oo uu dhaawac culus Muqdisho ku soo gaaray

Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed Cabdi Muuse Maaxaay ayaa shaaca ka qaaday in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah [...]