Register  |  Login
Latest News - Wararkii ugu Danbeeyay

Wargelin

Wargelin No.39 Ciyaartoydii Xulka Qaranka iyo Taariikhdoodii (DAAWO)

Ciyaartoydii qaranka ayaa nooga waramay taariikhdoodii..goortay bilaabeen kubadda cagta, goolkii ugu fiicnaa ay weligood dhaliyeen iyo maalintii ugu xumayd ee soo martay [...]

Wargelin #38: Soomaalida ku nool LONDON (DAAWO)

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin ayaa todobaadkan lagu soo qaatay gebi ahaantiisa Soomaalida ku nool dalka Ingriiska gaar ahaan magaalada London.
Wargelin ayaa laga [...]

Wargelin Sh Cumar Faaruuq oo shegay in ay banaan tahy in gaalo la keeno dalka iyo caasho abdale

Sh Cumar faaruuq oo sheegay in ay banaan tahay diimiyan in Dowlada sh shariif ay u banaan tahay in ay soo kaxaysto [...]

Wargelin #36 – Maxaa lagu gartaa Somalia, Qaraxyadii Kampala, Muhiimadda Towxiidka, Gabar Haloo Doono in yar oo gaar ah & siyaado

Bartamaha —  Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay qeybo kala duwan oo dhinac walba taabanaya, waxaa ka mid ah:
Marka ugu horaysa [...]

Wargelin #35 – 1da Luulyo 1960 – 2010 Taariikhdu waa mudan, waa jire markhaati leh.

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin ayaan maanta ku xusaynaa sanadguurada 50aad ee kasoo wareegtay Soomaaliya markay xornimadeeda lasoo noqotay.
Waxaan wax ka weydiinay dadkii [...]

Wargelin #34 Warbixin Soomaaliya: Ceelbuur, Bargaha qol, Muqdisho, Xingalool, Hargaysa, Garoowe (VIDEO)

Bartamaha — Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay warbixin ku saabsan wax barshada iyo isbedelka Bulshada, waxaa kaloo dheer warbixino aanu idiinka [...]

WARGELIN #32 – Noocyada kala duwan ee Ragga, ATM Movement, Tahriibta

Bartamaha — Barnaamijka wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay:
Qeybaha kala duwan ee ragga Soomaalida oo ay nooga waramayso Sahra Xuseen, Dhallinyarada ATM [...]

Wargelin #31 – Noocyada kala duwan ee Dumarka, Warasiga Malik, Soomaaliyeey Toosoo, Khilaafka Dowladda & Siyaado

Barnaamijka todobaadka wuxuu ku saabsan yahay:
Sahra Xuseen oo nooga waramaysa noocyada kala duwan ee Dumarka Soomaaliyeed, Warasiga maanta iyo Malik Cabdalla (OSU), [...]

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale

Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona.
Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi [...]

Wargelin #29 – Gaari 30+ Malyan lagu gatay, Maalinta nabada, Dagaalkii funaanadaha, ATM, Mooskii Soomaaliya (VIDEO)

Bartamaha — Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa gaari lagu kala gatay lacag gaaraysa 30 – 40 Malyan oo Doolar, Mooskii Soomaaliya [...]

Wargelin #28 – Musharax cusub oo fikrado fiican wada, Burcad badeed maxkamad Maraykan la keenay, Masjid la qarxiyay, John F. Kennedy dowladda Soomaliya sidee ayuu arkayay? & Siyaado

Bartamaha — Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay: 11 Soomaali ah oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyay maxkamadna lagu soo saaray Norfolk, [...]

Wargelin #27: Suurado Qur’aan oo lays daba mariyay, Geedka Qaadku ka baxo oo Soomaalidu ay diiratay,Hadal ku wajahan Ragga iyo Wadaadada Soomaaliyeed & Siyaado

Barnaamijka Wargelin qeybtiisa 27aad waxay ku saabsan tahay:
Kulan khaas ah oo aan la yeelanay macalimad Soomaali ah oo wax ka dhigta iskoolada [...]

Wargelin #26-Imaam Masjid oo diiday inuu nin Marxuum Soomaali ah Jinaasada ku tukado oo aan waraysanay sababta uu go’aankan ku gaaray (VIDEO)

Barnaamijka maanta ayaan gebi ku soo qaadanaynaa dhacdo Soomaalida Columbus, Ohio ku nool gilgishay, Soomaalida aduunka ku noolna si dhakhso leh u [...]

Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaan ku soo qaadanaynaa gebi ahaantiisa Tartanka Kick Out ee Kubadda Cagta ee ee ka dhacaya magaalada [...]

Wargelin #24: Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado…

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin oo todobaadkiisii 24aad inoo maraya maanta wuxuu ku saabsan yahay: Warbixin uu Maxamed Triig Wiilwaal kasoo diyaariyay Soomaalida [...]

Wargelin #23 (03/20) Faahfaahin & Waraysi: Dhallinyaradii Kanada, Abwaanka sameeyay No to Alshabab, Prof. Cabdi Samatar

Bartamaha — Barnaamijka wargelin todobaadkan oo xiiso badan leh ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa: Waraysi khaas ah oo aan la yeelanay Axmed Xuseen [...]

Wargelin #22 March 13, 2010- Bismilahi Shaafi, Sh. Sharif oo ka jawaabay suaalo, Mucaawinadii la xaday & Visa la iibiyo?, 7 jir geesi ah (VIDEO)

Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa:
WFP oo lagu soo eedeeyay inay cuntada kaalmada ah ah aysan gaarsiin dadka tabaalaysan, Madaxweynaha DKMG ah Mudane Shariif [...]

Wargelin #21 – March 06 / 2010 Arday Malaysia wax ka barta,Warbixin: Maxkamaddii Cali Samatar, Maahmaahdii Todobaadka, Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray (VIDEO)

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa ah mid aad u xiiso badan. Waxaan kusoo qaadanay Warbixin ku saabsan maxkamaddii Raiisal wasaarihii hore [...]

Wargelin #20 Amanda Lindhout oo sharaftay Soomaalida, Hooyadii NBI, Nuuradiin Diriye, Wadaadkii kabaha laga xaday

Bartamaha — Todobaadkan Barnaamijka Wargelin waxaa ku jira oo sidaad uga barateenba idiin haynaa dhacdooyinkii todobaadka, qeybaha badan oo uu todobaadkan ka [...]

TAXANAHA QURBAHA: Nolosha Soomaalida beeraha dalka New Zealand ka shaqaysata (VIDEO)

Bartamaha — Ma ogtahay akhristow inay jiraan Soomaali ka shaqaysata beeraha wadanka New Zealand?, Video-gan oo lagusoo qaatay Barnaamijka Wargelin ayaa ku [...]

Xafiiska Bartamaha ee Bariga Afrika oo lacago tabarucaad gudoonsiiyay Hooyo Soomaaliyeed oo dawarsata (SAWIRO)

Nairobi Xafiiska Bartamaha ee bariga afrika ayaa lacago loogu tabarucay gudoonsiiyay hooyo soomaaliyeed oo ka tuugsata wadooyinka magaalada nairobi ee caasimadda dalka [...]

WARGELIN 02/20/2010 Dhagayso Burcad badeeda, Bacalwaan ma taqaan?, Qaraxii Xamar, Soomaalida S. Africa & Siyaado (VIDEO)

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan waa mid aad u xiiso badan oo aan idiinkaga soo diyaarinay dhinac walba. Sidaad horay uga barateen [...]

Wargelin 02/13 – Olimbikada, Beeralayda New Zealand, Congress-ka Soomaali isu soo sharaxay, Xamar, Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka taga DKMG & Siyaado

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay:
Masjid Nashville ku yaalla oo lagu buufiyay darbigiisa calaamadda Kirishtaanka, Xaaladda magaalada Muqdisho oo [...]

Wargelin 01/30/2010 – Obaama, Waraysigii Hanoolaato, I-Pad, Karinta Cuntada & Jamaal, Video-gii Todobaadka & Siyaado

Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay :
Khudbaddii sanadlaha ee madaxweyne Obaama, Waraysigii Xisbiga dhallinyarada wadaniyiinta Soomaaliya ee Hanoolaato oo aan uga [...]

Wargelin (01/23/10) Somali TUUGSATA, Warbixin: Xiisadda Nairobi, Waa maxay Midnimo & Siyaado.

Todobaadkan iyo Wargelin waxaan idiin haynaa waxyaabo idin xiiso galin doona.
Waxaana ka mid ah Documentary aan idiinkaga soo duubnay Soomaali ka tuugsata [...]

Wargelin (01/16/10) 2 Wiil oo dilkii MNPLS loo hayo, Video laga hayo wiilka dilka gaystay, Warbixino:Haiti, Nairobi, Man City

Bartamaha — Todobaadkan barnaamijka Wargelin waxaa ku jira: Warbixin dheeraad ah oo aanu idiinkaga hayno sidaan idiin ballanqaadnay barnaamijkeenii ugu danbeeyay (Jan. [...]

Wargelin (01/09/10) Soomaali lagu dilay Minneapolis Soomaalida Yurub iyo siday ula socdaan Wargelin Maxay ku fikirayeen… Yaa diidan Dowladnimada? & Siyaado.

Barnaamijka Wargelin ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay
Warbixin dheer oo aan idiinkaga soo diyaarinay Soomaali lagu dilay Minneapolis, iyo waraysiyo aanu idiinkaga [...]

Wargelin (01/02/10) Somali isku dayay inuu dilo ninkii Nabiga (NNKH) caayay ,Ereyada khaldan ee warbaahinta soomaalida,Gabay: Doqon

Bartamaha — Barnaamijkeena Wargelin todobaadkan oo ah kiisii ugu horeeyay ee sanadka 2010-ka ayaa waxaan idiin haynaa qeybo kal duwan oo idin [...]

Wargelin 12/26/09 Dhaawacii Qaraxii Dec.3, Video Soomaalida wax looga sheegayo, Faalada 2009-10, Ha is Qarxin Walaaloow iyo Waayaha Cusub

Bartamaha — Todobaadkan barnaamijka Wargelin waa qeybtii ugu danbaysay sanadka 2009-ka wuxuuna kusaabsan yahay: Dhaawacii Qaraxii Dec.3, Video Soomaalida wax looga sheegayo, [...]

wargelin iyo wiigan Dec/20/09

Wargelin iyo Wiigan Dec/20/2009

Wiigan Barnaamijkeenu wuxuu ku saabsan yahay Ardayda jamacada Minnesota oo mudaharaad ka soo jeediyey isqarxiska Soomaaliya ka socda, Dhibaatada [...]

Wargelin iyo Wiigan Gabadhii ugu horaysay ee Baylood Noqota Obama oo Bilad sharaftii Aqbilay

Waxaan dhamaan ka raali gelinaynaa dadweynihii la jaanqaadijiray barnaamijkan oo aanu wiigan kala soo daahnay xilgaan soo bandhigijiray waxaan ku dalaalaynaa in [...]

Wargelin iyo wiigan Dec-05-2009

Barnaamijka Wargelin Dec-05 qaraxii ka dhacay Muqdisho, Dagaalkii labaad ee aduunka Taariikhday soomaalidu ku lahayd, nin kii Madaxweyne Bush kabeeyey oo isna [...]

Wargelin (11/28/2009) Sii Dayn, Knaan, Obama oo shimbir cafis u fidiyay, Cir Daloole & Siyaado

Todobaadkan waxaa barnaamijka Wargelin ku jira:
Wariyayaal u dhashay wadanka Kanada iyo Australiya oo la sii daayaay15 bilood kadib markii la afduubtay, Fanaanka [...]

Wargelin (11/21/09) Wiilal dad weeraraya, haweenay Madaxweyne?, Nicholas Cage, SOS, Dharbaaxo & Siyaado

Waa mar kale iyo Barnaamijkii la wada sugi jiray todobaad walba iyo Wargelin. Todobaadkan waxaanu kusoo qaadanaynaa qeybo kala duwan oo idin [...]

Wargelin (11/14/09) Dilal Bareer ah, Cudurada Galmada, Ninkii gar weynba ma argagixisaa, Waxaan usoo joogay & siyaado

Barnaamijka Wargelin ee todobaadkan waxaan uga hadli doonaa:
Qayb cusub oo aan idinku tusi doono noloshu siday ahayd xilligi xornimadoonka anagoo ka eegayna [...]