Bartamaha (Muqdisho):- Kooxda Alshabaab ayaa maanta burburisay goobo ganacsi iyo wadooyin dhex mara Suuqa Bakaaraha Muqdisho.
Howl-gal ay maanta sameeyeen Maamulka Gobolka Banaadir [...]
Photos
Alshabaab oo maanta Burburisay Wadooyinka Suuqa Bakaaraha(Daawo Sawirada).
Sargaal ka soo goostay Dowlada oo shabaabka u galay (Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Alshabaab ayaa Muqdisho ku soo bandhigtay askari ka soo goostay Dowlada oo sheegay in uu ahaa Sargaal sare oo dhinaca [...]
Xizbiga Dooy iyo Deex oo kulan ku yeeshay Nairobi iyo Jawaab Culus oo ay ka soo saareen dhismaha Maamulka Waax iyo Waadi(Daawo Sawirada).
Bartamaha (Nairobi):- Kulan ka dhacay Magaalada Nairobi ayaa lagu mucaaraday aas aaska Maamulka  la magac baxay Waax iyo Waadi oo dhawaan laga [...]
Maydka Askari Burundi ah oo Bakaaraha lagu jiid jiidayo(Faah-faahin iyo Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Warar iminka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maydka Askari Burundi ah lagu jiid jiidayo wadooyinka Suuqa Bakaaraha.
Askarigan [...]
Al-Tadaamun Al-Islaami oo soo afmeertay tartanka Qur’aan akhriska Bisha Ramadaan Gudaha Degmada Afgooye (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Afgooye):- Tartan Qur’aan akhriska Bisha Ramadaan oo ay ku tartameen ardayda dagan Degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa la [...]
Dagaal xalay ka dhacay Ex-Control iyo Maydad ay shabaabka ka carareen(Sawiro).
Bartamaha (Muqdisho):- Dagaal xoogan ayaa Xalay saqdii dhexe ka dahacay Wadada Ex-Control Afgooye markii maleeshiyaadka Mucaaradka ay weerar ku soo qaadeen saldhigyada [...]
Nin laga dilay dhalinyaro weerartay Fariisin Ciidan gudaha Muqdisho (Sawiro).
Bartamaha (Muqdisho):- Saraakiisha Booliiska Dowlada ayaa soo bandhigay Maydka Nin ka mid ahaa rag Xalay doonayay weerarka saldhig Ciidan oo ku yaala [...]
Madaxda Hiiraan State oo Xaflad Caleema saar ah loogu sameeyay Magaalada Nairobi (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Nairobi):- Xaflad Caleema Saar iyo dhaarin ah oo aad loo soo agaasimay ayaa Xalay ka dhacday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Munaasabada [...]
Cuuryaamiinta duleedka Muqdisho oo deeq la gaarsiiyay (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Deeq Lacageed ayaa maanta la gaarsiiyay dadBakrakacayaal ah oo ku dhaqan Duleedka Magaalada Muqdisho.
Dadka Barakacayaasha ah ayaa waxa ay ahaayeen [...]
Tartan Cayaaraha Fudud Oo Lagu Qabtey Magaalada London (DAAWO SAWIRADA).
Bartamaha (London):- Tartanka Ciyaaraha Fududu ayaa lagu qabtay Magaalada London Ee Wadanka Britain kaasi oo ay ku tartameen Caruurta Soomaaliyeed.
Garoonka New [...]
Obama uses his daughter, 9, to promote tourism with swim in Gulf of Mexico… where they stayed just 26 hours.
Bartamaha (Mexico):-He’s never been shied away from showing off his toned physique.
But President Barack Obama’s latest beach moment might yet come back [...]
Soomaalida Minnesota iyo Loollanka Doorashada Gobanatoraha Gobolka
Minneapolis, MN – Waxaa maalintii shalay oo bishu ahayd 8/10/2010 dhamaan gobolka Minnesota si xoogleh uga dhacay doorashooyinkii is reeb reebka [...]
Fadlan Caawi Dhismaha wadada Cusbitaalka Laascaanood
Ku: Dhamaan ummada jecel inay qabtaan wax-qabadka daryeelka dalkeenii hooyo.
Ka: Guddiga Abaabulka Barnaamijka Dhismaha Wadada (Las-Anod Hospital)
Walalayaal marka hore waxan idinku salamayna [...]
Amina Muse “INTA NABADI DHALANEEYSO, AMA AAN KA DHIMAANAAYO,DHIGI MAAYO ASAAYDA!!!(Daawo Sawirada).
Bartamaha (London):-Aamin Muuse Wehliye oo ahayd Suxufiyad caan ah ayaa si  dhab ah u qaaday Asyada markuu 10-Sano ay ku noolayd magaalada [...]
Koobka Somali Football Festival London 2010 oo furmay (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Lonodon):- Waxaa si rasmi ah uga furmay Garoonka Linford Christie koobka Somali Football Festival 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen  qaar ka mid [...]
Madaxweyne Shariif iyo Augustine Mahiga oo isku bartay Kampala (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Kampala):-Madaxweynaha Dowlada KMG ah Ee Soomaaliya iyo Wakiilka gaarka ah ee  Qaramada Midoobe Arimaha Soomaaliya  ayaa ku kulmay Magaalada Kampala.
Shariif Sheekh [...]
Madaxweyne Shariif oo ka qeybgalaya Shirka Kampala (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Nairobi):- Shirka Madaxda Midowga Afrika oo ka socanaya Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha ayaa waxaa ku biiray [...]
Madaxweyne Shariif oo ka qeybgalay furitaanka Shirka Siin-Saad (Daawo Sawirada).
Bartamaha (N’djamena):- Madaxweynaha Dowlada KMG ah ayaa ka qeybgalay shirka Madaxda wadamada Siin-Saad oo ka dhacaya Magaalada N’djamena Ee Dalka Chad.
Munaasabad xariga [...]
Shabaab oo soo bandhigay Askar ka soo goosatay Ilaalada Villa Somalia (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):-Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay Askar shalay ka goosatay Ilaalada Madaxtooyada Soomaalia ee Vila Somalia halkaasi oo dagaal mudooyinkii [...]
I really shouldn’t be sitting in here: Baby in hollowed-out watermelon becomes Internet hit.
Bartamaha (Nairobi):- it shouldn’t be in there but this cute baby has decided to make the best of an odd situation by [...]
Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayay oo gaaray Roma(Daawo Sawirada).
Bartamaha (Nairobi):-Madaxweynaha Dowlada KMG ah iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray Mgaalada Roma ee Dalka Talyaaniga halkaasi oo si diiran loogu soo [...]
Maqal loo sameyey Hantiilaha Guryaha loo yaqaan River Side Plaza
Minneapolis: Waxaa loo qabtay Maqal uu ku codsanayo Hantiilaha ama Madaxa Guryaha Loo yaqaano RiverSide Plaza (George Sherma)Â oo ah meesha ay Soomaalidu [...]
Kooxda Qeylodhaan iyo Haweenka magaalada London oo u dabaaldegay 1-da Luulyo 1960 (50 –guuradii xoriyada) – SAWIRO
Bartamaha — Magaalada London ayaa lagu qabtey xaflad si qurux badan loo soo agaasimey oo ay ka soo qayb galeen bulshada Soomaaliyeed [...]
Maalinta Xuriyada oo laga Xusay Magaalada Nairobi(Daawo Sawirada).
Bartamaha(Nairobi):-Xuska 50-guuradii ka soo wareegtay Maalinta Xuriyada Dalka Soomaaliya oo Xalay si weyn looga dabaal dagalay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Munaasabad balaaran [...]
Adigoo Maqaayad Cunta ka cunaya haddii Madaxwayne uu soo galo Maxaad sameen laheyd.? + Sawiro
Brack Obama iyo Dmitry Medvedev oo ka wada cunteeyey Ray’s Hell Burger.
Madaxwaynaha dalka Mareekanka Barack Obama iyo Dhigiisa dalka Raash-ka Dmitry Medvedev [...]
Xaflad lagu taageerayo degaanka SSC (Sool, Sanaag & Cayn) oo ka dhacday Columbus, Ohio (VIDEO / SAWIRO)
Xaflad lagu taageerayay maamulka Sool Sanaag iyo Cayn (SSC) ayaa lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio maalintii sabtida June 12, [...]
Fadlan u gargaar waa 19-Sano jir Sidan Alle ka dhigay ka Xanuunsanaysa Beerka oo Buro ay uga taalo (Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho) Hooyo Xabiibo Macalin Maxamuud waxa ay dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ka codsanaysaa in ay garab ku siiyaan Caafimaadka Gabadheeda oo dalka [...]
Amisom oo gawaari looga gubay Dagaalkii Muqdisho (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Muqdisho):- Amisom ayaa maanta Dagaalkii ka dhacay Muqdisho waxaa looga gubay gawaari nuuca dagaalka ah o dagaalka ka qeybgalayay.
Amisom ayaa waxaa [...]
Ma taqaan AFAR IRDOODKA?, Waligaase ma tagtay?
Bartamaha — Maxaad ka xasuusataa Afar Irdoodka?, waligaase ma tagtay?. Haddii aadan aqoon meesha ay ku taal Afar Irdoodku waxaad weydiin kartaa [...]
Somali Public Radio iyo Saalax Doonyaale oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaaso.
Bosaso: Waxaa maanta gegida diyaaradaha ee Bandar Qaasim kasoo degey Saalax Nuur Saalax oo si diiran loogu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha ee [...]
Luuqadee la isku fahmaa..! (Sawiro)
Waxaa dalka Uganda tababar ooga furmay Ciidamo loo tababarayo dowladda Soomaaliya, waxaana ciidankan tababaraya saraakiil ka socota Midowga Yurub.
Tababarkan oo socon doono [...]
Afrikanation Artist Spotlight on Madar Osman
Madar is a highly skilled artist from Berbera, Somaliland. When he was just 5 years old, he moved to Hargeysa and has [...]
Kullan balaaran oo Nairobi ku dhaxmaray Dhalinyaro Soomaaliyeed iyo Xisbiga Soomaalida cusub.
Bartamaha (Nairobi):-Shir weyn ay so qaban qabiyeen xisbiga Somalida cusub ayaa ka dhacay magalada Nairobi ee wadanka Kenya iyadoo ay kasoo qeyb [...]
Kulankii Baaqa Nabada Soomaaliya oo Axadii ka dhacay Magaalada Mpls, MN
Minneapolis: Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota oo ay wahaliyaan kumaankun kale oo ka mid ah Jaaliyadahaha [...]
PHOTOS: The President of the Transitional Federal Government of Somalia, Sharif Sheikh Ahmed, Hosts Lunch for the President of the Puntland State of Somalia
The President of the Transitional Federal Government of Somalia, Sharif Sheikh Ahmed, Hosts Lunch for the President of the Puntland State of [...]



