Register  |  Login

Wargelin Show: 112 jir guursaday gabar 17 jir ah, Dadqal, Burcad badeed, Ceelasha biyaha, 5 jir yaab leh… siyaado

episode 3Wargelin (Oktoobar 31, 2009)
Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa Oday Soomaaliyeed oo jira 112 sano oo guursaday gabar jirta 17 sano, maraakiibta caalamiga ah ee badweynta hindiya marinkoodu yahay oo tababar iyo xeelado cusub lasoo baxay, xaaladda qaxootiga ku nool daafaha magaalada Xamar, burcad badeeda oo afduubtay lamaane Ingiriis ah, gabar uu nin dadqal ah dhiigga ka nuugay oo ka badbaaday iyo waxyaabo kale oo ku xiiso galiya.

Daawo:

advertisement

3 Comments

  • abdi
    November 1, 2009 | Permalink |

    waad kumahad santihiin barnaamijkaan aad noo soo diyariseen. waa keek labaad ay aan dawanayo waana ka helay… keep up the hard work gusy.

    abdi mpls mn

  • hibo
    November 2, 2009 | Permalink |

    walalayaal aad ayaad ugu mahdasantihiin wargelin , ninka aad kahadashay ee 112 ka jirkaha maan rumaysan markii hore .lakiin waxay ila tahay ineyna gabaryari gursteene nin awgeed oo kalaha ee waxay ka baxasaneeysaa kuwii shadaadiintahaa ee gabdhaha hada udiiday iney keeshali gashtaan , ayeey ila tahay waad mahad santihiim.

  • miss somliland qurxleey
    June 21, 2010 | Permalink |

    hi…subxaaaaaaaaaaaaaanlh walal island meyuuu wayey markoo inan yar oo 17 guursanyu walhi waa dhacdo yaab le nin weyn ooo inan yareesa guurstey waxn oma leenyaa inuu yahey doqo nin lacg le hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh insha aalh ilaaaahy ha is ko barkeeeyu ayaan leeyey amiin amiin mabruuuuuuuuuuk to borcad badeed ko waasena waa yaab iny mata wakhdegan la tagnyey wadnkoodi wax ay ka dhibaan moye wax kale aany la heen wr duli baatheen wax is ko fala omdeena ka dadya naxdenta iyu dhbka somli is fahma oo ko dayda somliland nabd iyu nolol sameesta oo iska daya xased nimda iyu booqa insha aalh waxnid rajiinyaa is gard iyu dadkan is ka dalxeesyu uk waxba ha xedhaninaa is kda soo daayaaa ced lacg idn seenyso malhaaa ha daalena hh vivaa awoowo oo jira 112 sis 17 ilaahy ko wee obad kheeyr qaba kla helo alle ha idna ka dhgu hoono amiin

Leave a comment

Add your comment below, or trackback from your own site. You can also subscribe to these comments via RSS.

Your email is never shared. Required fields are marked *

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree