Register  |  Login

Wargelin – 11/07 Gabar wiil Soomaali ah uu dilay, Duuliye (Pilot), Arrin fajac leh, Xaqiiqo Raadis, Wararkii & siyaado

wargelin Nov 7thBartamaha — Barnaamijkeena todobaadkan wuxuu kusaabsan yahay Wiil Soomaali ah oo dilay gabar Soomaali ah, Takhtar la dilay markuu diiday inuu sigaarkiisa damiyo, Qeyb cusub oo aan ugu magac darnay  “Hal maalin iyo Nolosha……” todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa  hal maalin iyo nolosha Ibraahim Cali Samatar oo ah duuliye Soomaaliyeed.
Waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa wararkii ugu danbeeyay, xaqiiqo raadis iyo qeybo kale oo ku xiiso galin doona.

Daawo:

advertisement

Leave a comment

Add your comment below, or trackback from your own site. You can also subscribe to these comments via RSS.

Your email is never shared. Required fields are marked *

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree