Gabar Soomaaliyeed oo ka qeyb gashay tartanka “Miss Arab World 2009″ (PHOTOS)
Tartanka quruxda gabdhaha carabta ee loo yaqaan “Miss Arab World” oo sanadkan ka dhacayay dalka Masar ayaa waxaa ka qeyb galay gabar Soomaaliyeed.
Tartankan oo ay kasoo qeyb galeen 17 wadan oo carbeed ayaa lagu qabtay magaalada Qaahira, waxaana lagu caleema saaray gabartii ugu quruxda badnayd iyadoo loo eegayay siyaabo fara badan oo ay ka mid yihiin midabka, jirka iyo siyaabo kale.
Laakiin waxa cajabiyay dad badani waxay ahayd gabartii Soomaaliyeed ee tartanka ku jirtay oo qabtay dharka hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed taasoo oo ay dadkoo dhammi u riyaaqeen ayna isla markaas ka heleen siday u ekeyd gabartan.
Tartankan ayaa waxaa ku guulaysatay gabar u dhalatay wadanka Sucuudiga, laguna caleemo saaray halkaas.
Daawo Sawirada:





87 Comments
Somalis are Arabs are were the arabs descent from and plieve or not ? we are Peoud Arabs…………….leave us alone you Gaal gaalku dhalay, ninkii yiraahda soomali carab maaha Gaaluu u riixayaa ee hala ogaaado.
gabadha malaqabaaaaaaaaa waxaan ahay wiil soo aa liyeed oo guur doon ah joogana qorbaha
Arab somali: you’re just brainwashed walaal! you’re so confused you cannot even make the difference between arab and muslim! waxaa tahay daanyeer carab isa mooday
waa idin wada salaamey aqyaarta
waxaan uhambalyeena gabadha soomaaliyeed ee magaca soomaaliyeed
kor uqaadey laakin aniga fikrad ahaan waan kasoo horjeedaa
in qurux eebo kusiiyey lagu tartamo
maxaa yeelay diinteena maqabto sidaas
gabadha hadeey qurxoontahay iyo hadii kaleba
waxaa wanaagsan ineey gurigeeda ku asturnaato
waxaad kagaran kartaa hada magac waad heshay tii aaqirana wee kuu dheertahay gafitaankeeda ama kaqaado caayda dadka
dee ka raali noqo dee hadaad hadalkeyga si qaldan aa ufasiratey ama ku yara wareertey
deeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee now
Wallahi not only did i think this was absolutely haraam, what made me sooo cheerful , was to see that the only person wearing a hijab was a somali women!!!
waaaaaaaaaaaw masha allah waan kahelay wlhi gabadhaan soomaaliyeed ee quruxda badan, waxeyba balaayo kudhigtay qamaar ayeey wadataa kaligeed kuwa kale dhmaan waa iska dhigeen iyaga oo sheeganaya gabdho carbeed sidoo kale waxay wadataa hiddaha iyo dhaqanka somaliyeed!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
wow, maansha allaah, tumun cusba indhaha la idiinkaga shub. ka jeesta waa xaaskeygee.
she didn’t tell me about this. not bad, I think she thought I will reject if she let me know.
ugu horayn waan salamaya gabadha soomaliyeed. ka didbe waxaan ugu hambalyeynayaa kalinta ay buuxisay ayad oo anan cid uxilsarin ama an faido gaar ah ka helayn.
balse waxay ka faaidikataa sharaf gar ahan oo ay siinayan daka soomalida kuwoowada wax garadka ah.
waxaan ku leeyahay siiwad inta aad ka awoodo walal .
waxaad xaq uleedahay inad hesho qiimayn tan ugu wanagsan. waxaan leeyahay gabdhaha kale ee soomalida ah haku daydeen hana muujiyeen firfircooni iyo waliba quruxdooda soomalinimo oo eebbe haybad usiiyayay.
dhaman markale waxaan salamaya dadka jecel soomalinimada iyo waliba sharfata wadankeena ahna wadaniyiin.
maashaa allaah waa wax aad loogu farxo gabadha muslinmadda ah ee soomaaliyeed waxaa kaaga daran quruxda eebe siiyey mida ay ku xijaaban tahay oo diinteeda ay u ilaalisay madaxeeda u asturan yahay sidas ayeyba ahayd in lambar one lagu siiyo maashaa allaah
for your information we are not arab you arab lovin moron!!!! we are somalian which means we are african. if you like being arab so much then drob dead. you are so stupid. i have never seen a somali perso who is that stupid.
to( Arab somali)
waxan si aad ah ugu farxay gabar somaliyed oo si sharafleh u asturan madama ay jogto dhul galo ah waliba kuwii carbta sheganayay ay is soo qawiyen waxan leyahay sharaf ayaa alle ku siyay waxadne umada somaliyed u soo hoysay sharaf
ma shalalah absoletly fantastic way ku mahadsantahay gabadhas dadalka ay samaysay thanks wana u mahad celinaa
Naag futadeeda iyo naaskeda iyo dhexdeeda la cabiraayo kabacdina, carab uraayo basal ka uraayo farta intuu ugu yeero ku dhahayo “nayaa caawa guskeyga ma dhuuqeysa, waxan ku siinayaa lacag iyo dahab”… Naag model ah is just another way of saying “legal prostitute”
Ama Sharmuuto sharci wadata..
Naagtan somalida ah, hadey somalinimo ugu tartameyso, xag aqoon, ma ceebey lahan laheyd. Laakin farta kor intey u taagtay bay dhahday “war heedhe siilkeyga meequ ayuu jooga”… habenkey meshas soo istagtayna siilkeda beec ayuu yeshay.
Kuwa loser yaada ah oo meshan kuso qorayo Somali waa carab. Widii ninka carabka ah oo cabdi kugu yeerayo, bal inuu ADIGA kuu arko carab. Hoyada iyo tii idin dhashay wasa caqli xumaa.
Somali hada tahay nin afrikan ah oo midab iyo muqaalba ugu eg dadka african ah baa tahay. Be proud of that you fucking losers grrrrrrr.. just makes so fucking mad.
Anyway that is all i had to say. “Sharmuuto sharci wadato”.
did you notice she was the only one with xijaaab. somalis are not arabs that is for sure
salaan qaali ah oo xiiso badan iga hooda akhyaarta runtii saad ooga hesheen aan ooga helay qurbahana waan wada joognaa.
mid inaan lasocono waa loo baahan yahay oo xusuusin badan gabdhaha soomaaliyeed ayey uwada qurux badan yihiin fara kululna waa lagu hayaa xagga ajnabiga wiil walboo xaafaddiina imissa hablood ayaa kasoo toosa weysan xidhan dharkaa quruxda badan ee xoogaa waxey isu yara ekeysiiyaan ajaanibta waxaasu in laga soo qabto waa loo bahan yahay kuwa wanaagsana sidaad sheegeysaan xalaasha la mariyo waa loo baahan yahay oo aanan la xumeyn hadey xumaan layimaadaana loogu dulqaato .
ayagoo qurxoon udgoon nadaafadda sidaa si la mid ha,u deyma la,aanina ,
waana mahad san tihiin akhyaarta wanaags jecelooooooooow
marka aad wax qoreyso diidmo iyo tageeridba fikirkada hadelkiisa wanaaji
dadka qaar runti waxa ay ku hadlayaan waxaad isleedahay qofkan ma waalanyahay mise waxan doqonimo iyo caqli xumo ayey ka tahay.
Asc wrb waan ku salaamay walaasheyda qaaliga ah waxaad muu jisay magaceenii lumay amba la hilmaamay quruxdii rabigay kuugu hibeeyay iyo waliba islaanimadeena aan ku faano waan kuu mahad celinaa 100/100 insha allaah inta dhiman allaa kula garab galaa ee muuji islaanimada waligaa ha iska dhigin xijaabka waan kuu baraan buraa ee dhageyso macan to waa duco iyo xijaab cusbur habeen soo baxdiyo ubax maalin timid ilaahoow afka aadame caano kaaga yeel ilaahoow yuudooda yaasiinka kaaga ood irida yaasiinkaan kaaga dhigey xijaab ilaahey idinkiisa hoowshaada tii abshir ah baay umaaaaaaac
why on earth would you talk that language Mr Qarboobe, do you even know what you wrote in a public readers, please mind your language and feel shame of your self . Leave alone the name of the precious gift that God has given us and you come through it
freedom of expresion in action. well done boys and girls. waxaa la rabay inay timaheeda oo afro ah sii deyso, sida naagaha xabashida, si loo arko in carabtu noocyo badan tahay.
hi waa ku salamay marka hore sis inkasto aan arab ahayn oo nahay africa don say arab pls waa ku salama waa na mahadasabtahay da dalkaga sii wad qarboob waxaa filaa in uu yahay mid aad hada ka hor ku dadisay
somalis are not arabs don`t you all see that or you all are blind, we are africans and we are abassine and at last “you all are niggro and a arab went like you either so you all stay black and stay somal…peace 2 you all i love somal and they are my family.
asc,ayanle walal we are neither arabs nor abassins,we are product of both, that is why we are different both of the two parts.yet have similarities.the land of ethopia use to be called abasiniya,during the life time of prophet maxamed S.A.W.he send muhajirin to ethopia and the xabish existed as early as 1431 years ago.since that time arabs use to come to north east of africa intermaried with abbasins and settled horn of africa,they use to come with the moonsoon trade,that is when the somali language come to existance as result of interction b/w the two parties.even you can look we are the only people who can pronouce the alpha bets X,KH,C,Q,AFTER ARABS.why all other muslim world have difficult with these yet we have them in our language?even persians they cant say c.
somali was the fisrt language that alif waxmaale was translated to.the reason was it was easy such that all arabic alpha bet was found in somali language.and up to today all other muslim world learn the quran and have alif in the arabic version pronounciation.because of their alphabeticals in their language does nt crospond to that of arabs.again why only somalis and arabs cn nt diffrenciate p and b?now am nt sayin we arabs but we have relationship with them such that we are different from them yet have similarities.i knw some of you will even say ahmed guray s somali man.that s hw mes we are.
aad ayaan ugu farxay tartanka gabadha somaiyeed ha nooaato ayaan eehyahay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
walaahi horta ani wexee iilatahay inee gabartaan yartahay oo waxba kala ogeen ee fadlan cambaareenta faraha badan halaga daayo..
we re africans and we are proud to be africans, we have nothing to with arabs when it cames ethnic….correct ur self u sick mentaly lame poeple who are claiming arabs.
Asalamu caleykum wr wb all, bacda salaam, we not arabs, and we are arabs, you know wat am talking.
do u know afkeena somaliga ah, in badankiis uu carabic ku jiro.
do u know that our second language is arabic.
marka we are half arabs, that is wat am talking, and we are broud to be Arabs.
Do u know who is from arabs, OUR PROPHET MOHAMED SCW, so u ediot, oo meel uga dhacayo carabta, markaad carab in aad wax ka sheegto damacdo, bal soo xasuuso, NABIGEENA SUUBANAA MOHAMED SCW.
lakinse hadee marki horeba hadii ahayd, ma tukade, waxaas waxbo kama galin.
waxkastoo carabta yahiin ama nagu sameeyan, we love them, and we are one of them.
wowow this is great
somali is back
baby im back
somali back 2 the world
be part of da world
asc, gabadha somaliyeed wa u hambalyeyn, ilaahayna hakaa cafiyo hadii dambi kugu sugna kolay mesha adaa ugu quruxbadan, mida kale Somali ma CARAB ba mise maaha maxa loogu murmayaa, Qabiil cudud iyo tiroba ku leh somalia sow lama oga inay Carab ka soo jeedaan. marka u daaya dad baa ka soo jeeda, hadaydaan idin ku ogolayn oo aad Africa ka soo jeedaan
asc sideedaba soomaali maxay xumaanlee ugu jeedaan waad ogtihiin soomaaliya inay ku taalo geeska afrika waana ku faraxsanahay inaan afrikaan nahay maxaad isugu riixee waxaadna ahay carabtase gaal iyo muslin ayleedahay sow ma,ogid marka viva afrika waakaas anagaa ka quruxbadan maansha allaah viiva soomaaliya
Asalaamu calaykum dhamaantiin meelkastaad joogtaan iyo wakhtigastaad ku jirtan Soomaliyeey waan idin salaamay, si kal iyo laab ah ayaan ugu farxay gabadha soomaaliyeed ee sida sharafta iyo maamuska leh kaka dhexmuuqta qoomiyadaha kale. Runtii waxaan qabaa rayigayga inay ka qurux badan tahay dumarka meesha iskuku yimid. Waxaan aad kaka helay siday hidaha iyo dhaqankeeda iyo isirkeeda umuujisay oo ay ugu faraxsantahay. Markaad eegtid waxaad dareemaysaa inay soomalidu ay yihiin dad aad u quruxbadan guud ahaan markii loo barbar dhigo mushtamaca kale. Waxaan oran karaa tan in ay tahay guul u soohoyatay Soomali, wayna mahadsantahay walaalshayn, oo markii dumarkii reer Carbeed ay is qaawiyeen sida xushmada le isku dabooshay, runtii taas waxaad ku mutaysatay taageera badan, ee halkaas nooka siiwad.
Salan kadib waan ka helay gabdhan waxaan aaana joogaa somalia ee diyaar ma utahay inaan guursado aniga oo somalia jooga ?
hello ppl im so proud of her kip it up and i think she is isaaq cuz they are so prety mashaAllah ilahy hkusoosiyaadieyo
Masha Allah gabadhaan wa gabar add uqurux badan, oo eedeb badan xagee joogtaa yaa iisheegi karo. way way tan waa guursan laha il nool nool way i dhali laheed. wallaal nin shaqeesto yaan oo MN USA dagan xagee joogtaa aan sponsor kuu soo direeeeeeeeeeeeee KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK what lovely girl
Asc wr wb
gabadhu waa maasha ALLAAH u fiirsada xata wexey ka qurux badantahay gabdha la safan ee carabta ah weyna ka wada jir iyo dherer iyo quruxba maasha ALLAAh waxaa u sii dheer timaheeda o ay dabooshe kuwa kale wexeyba uga qaade timaha ay daboshe sharafta ayey ilalise wey ka wadata maybe carabtu xata wey la yaben caadi ma aa gabadhu ana waan dhihi laha wan raba laakin nin walbo aya haweesanaayo ma rabo marka raga kale ayaan u daaye laakin muhiimadau waa in aan ogada in ay walshey tahay Asc wr wb
war kuwani waxey isku sheegayaan Muslin hadana gabdhahii ayey intey xijaab ka ak dhigeen ayey jirkooda iyo cowradooda aay ku qiimeynayaan oo ay leeyihin gabadha ugu qurux badan carabta, nacala tulaa caleykan carab qaniis.