Register  |  Login

Ciidamada ammaanka Somaliland oo fashiliyay qarax kale oo ka dhici lagaa Laas-Caanood.

askartaBartamaha(Laascaanood):-Ciidamada ammaanka Mamulka Somaliland ayaa qabtay nin ay uga shakiyeen in uu waday qorshe abaabul qarax lala beegsado Ciidamada.

Ciidamada ammaanka aya waxaa la soo sheegayaa in ay qabteen nin dhalinyara ah oo looga shakiyay in uu doonayay qarax uu la beegsado Ciidamada Ammaanka Somaliland .

Wararka haatan soo baxaya ayaa ah kuwa lagu kalsoonyahay iyadoo weli uu socanayo howlgalo baaritaana ah wallow aan illaa xiligan hadal laga haynin madaxda Somaliland ee Gobolka Sool.

Qarax xalay lala beegsaday Ciidamada Somaliland ayaa waxa uu sababay qasaara dhimasho iyo dhaawac leh iyadoo aanay jirin wax war sidaa ah oo laga haayo madaxda dhanka ammaanka.

Wixii ku soo kordha ninka la qabtay iyo qaabka loo fashiliyay qaraxa uu ninkaais doonayay kala soco Bartamaha.Com

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.

advertisement

Leave a comment

Add your comment below, or trackback from your own site. You can also subscribe to these comments via RSS.

Your email is never shared. Required fields are marked *

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree