Waraysi: Nin Soomaaliyeed oo la socday NW FLIGHT 253 Diyaaraddii la qarxin rabay
Bartamaha — Waraysi u gaar ah Bartamaha Media oo ay la yeesheen Deeq Maxamed Carab oo ka mid ahaa rakaabkii la socday NW Flight 253.
Deeq oo fadhiyay kursiga 42 H ayaa nooga waramay qaraxa dhicisoobay sida uu u dhacay iyo diyaaradda gudaheeda siday wax uga dhaceen, isagoo ka waramaya siday wax u dhaceen.
Daawo (Waraysigani wuxuu u gaar yahay Bartamaha Media – Bartamaha.com)





6 Comments
i realy appreciate abdisalam u’re hardwork to bring life to my Eastleigh, the place i grew up, watching this video was like i was realy at Easleigh…
ANIGA WAXAAN LA YABAA SOMALIDA MEEL UUN AYEY LA’ YIHIIN MAR WALBA….STUDIYAHA HAL MICROFOON OO KELIYA MIYAA IDIN YAALA?? WAA ADIGA MAR WALBA MICROFONKA KA
QADANEYSID NINKA AAD WAREYSANEYSID????
MICROFOON WAA CHEAP FADLAN MAKE SURE IN AAD SOO IIBSATAAN DHOWR XABO IYO WELIBA KUWA YAR YAR EE SHAATIGA LAGU XIRI KARO…
WAXA JIRA WAX YABO YAR YAR OO MUHUUM AH…
HADDII AAD KAALMO U BAAHAN TIHIIN FADLAN HAKA YAREYSANINA IN AAD ILA SOO XIRIIRTAAN…OGAADA IN ANAAN RABO WANAAGIINA IYO HORUMARKIINA OO KALIYA!!!..
INKASTOO SOMALIDA EYSAN JECLEEN DHALEECEYNTA….LAKIN DHALECEYNTA WAA MUHIIM SI MAR WALBA WAX LOO HAGAJIYO…
REMEMBER THERE IS ALWAYS ROOM FOR IMPROVEMENT!!!!
sxb ma fiino inaad wax kasta oo aad aragto in aad qasto mida kale maxaa lagaaga soo xiriiri maskiinyahaw meelkasta oo somaliya katirsan ayaad soo qasteen qabiil iyo qurun iyo waxaan loo jooogin, hadana ma wabsite ki aan wararka iyo waxyaabaha nagu cusub oo dhan aan kadaawanaynay marna aan kafaa iidaysanaynay ayaad qasaysaa
just dhagayso waxii aad u baahantahay kana soco waxii adna danahaga ahayn hana imoodin dadka wabsite kaan shaqaalaha ka ah , laakiin waxaan jeclahay hormarka dad kayga iyo dal kayga , ogoowna waxa ay somalia ladagi la dahay in ay noocaada ookalayihiiin bay
Dear Jaabir
Walaal marka hore waxaa haboon in aad waxa mesha aan ku qoray inaad si fiican u akhrisato, marka labaad waxaa wanaagsan in dhinaca fiican aad waxa ka eegto, waayo waxaa ii muuqata xumaanta qalbigaaga ku jirta in ay kaa awood badisay sidaas darteed aad gaartay heer waxa aad ka hadleyso iyo wax kale in aadan kala garanayenin….
Qabiil iyo qurun wax ku saabsan kuma aan soo qorin halkaan, adiga ayaa jeebkaaga kala soo baxday,, waayo waxay u muqataa in taasi ay tahay mid adiga marwalba qalbigaga ku jirto!!!
Aniga feedback wax layiraahdo ayaan soo jedinayey oo aan aminsanahay in ey haboontahay in ay dhalin yarada barnamijyadan marwalba soo jediya ku socday….Madama ay yihiin niman u dhaqma in ay wariyaal iyo film qadayaal yihiin….Adiga aqoon iima lihiid …lakin waxan in muddo ah ka shaqeynaney xaga mediaha…anyway sidaan horey u sheegay Somalida Criticism-ka majecla, lakin waa arrin aad u muhiim ah in labarto….Iyadoon leys aflagadeyneynin ayaa haddana wax leysku sheegi karaa..
Ogow aniga waxaan soo jeediyey oo kaliya in sare looqaado siyaabaha sahlayaha sidii sare loogu qadilahaa barnamijyada halkan laga soo daayo….
Adiga waxbo kama garameysid waxaan ka hadlayo sidaas darteed wax dambi ah ma lihid kalin dadka wax kayaqan duubsita filmada iyo wareysidya way ganayaan!!!….haddii aad mar labaad dib u eegto wareysiga marwalaba su’aal layeydinayo la wareystaha waxaa soogalaya CUT….!!
taas oo lagu qarinayo marka micrafoonka lakala qadanayo!!….
Anyway Somalida waxay ku maah maahdaa GEEL KUUL MAXAAS KA KASAA!!!…
PEACE
yaa hubo oo ku cadeeynaya inuu wax qarxin rabay wixii ladoono ayaa la sheegaya haduu ahaan lahaa wax qarxa diyaradani hal qof kama fakaeen lakiin waxaan layaabanahay meesha lagu baaro dadka kama soo gudbeen siduu aga fakaday
fadlan aan waxwalba aan ka eegno dhinaca wanaaga si aan u no qono dad wanaaga jacel markaasna dalkeena waan hagaajisan karnaa in ta wanaaga u eegno bal se hadii aan xumaan lee eegno waa dhib tan gale waa fiican tahay in la baa bi iyo waxii wax qarxin rabo waa lawada xasuustaadhacdadii foolxumada badneed ee 03/12/2009 SHAMOW ok yaa la taageerin waxii wax qar ah wado ok smaliyeey waa iga dar daaran