Horseed (Interview with Hodon Guled) Horseedka Tacliinta Soomaaliyeed
Minneapolis: Horseed waa horsocodka barbaadinta Dhalin yarada Soomaaliyeed ee ay wax barasha la aantu ku hayso Soomaaliya figrada Horseed waxay ka soo jeedaa Dhalinyaro ka ku kortay Qurbaha dareemaysana wax barasha darada ka jirta Soomaaliya.
Ula jeedada Horseed waxay tahay in ay deeq bixiyayaasha caalaamka ka soo qaadan deeqdooda ka bacdina ay gacanta ka saaraan dhulka u baana caawimaad deg deg ah oo ay ugu horaysay Aqoonta oo ah meesha qudha ee maanta lagag bix karo dhibta ka taagan Soomaaliya.
Waxay bilaabiin shaqdoodii ugu horaysay oo ay lacag ugu ururinayaan Iskuul laga dhisayo Soomaaliya, kaas oo ku kacaya $ 12 kun oo Doolar.
Mid ka mida Maamulayaasha Horseed oo Minneapolis u yimid kal kaalida deeqda ayaanu ku waraysanay Minneapolis.
Horseed waxay hada qabanaysaa Xaflad ay ku dhamaystirayaan lacagta iskuul kaas oo sida ay noosheegeen gab gabo ku dhow waxay xafladaasi dhacaysaa Maalinta Khamiista 28 bishan kowaad hadad raboto in aad wax ka ogaato kala xiriir 651 399 1030 ama www.horseed.org.






3 Comments
I really hate negative people, I hate people that see the glass as being half empty. Saying that, other than the fact that she is well spoken, and obviously very attractive, who is she?
As Somalis, why is it that we can never support our people who try to do good deeds? why do we have to always question their intentions? so what if she is attractive and well spoken?….go to horseed.org to learn more about her
Inshaa alaah nasriga meel uuun buu inooka imana Somalia Somali baa gubtey iminkana intii nabada ahayd bey rabaann iney burburiyaan ilaaahay wixii wixii dabka kula wareegaya umadiisa ha kaqabto inshaa allaaah