Register  |  Login

Ka baro cunta karinta JAMAAL

jamal cunta karintaBartamaha Media waxay idiin soo diyaariyeen Barnaamij cusub oo ku tusinaya sida cuntada loo kariyo, waxaana noo daadihinaya Cunto Kariya caanka ah ee reer Minneapolis waa Jamaal oo hogaanka u haya maqaaxida Safari Express.

Jamaal heerar kala duwan ayuu kasoo maray dhanka quudinta dadka xiiseeya cuntada Soomaalida waxaana lagu soo qaatay sheekooyinkiisa saxaafadaha Maraykanka kuwooda ugu caansan.

Anagoo aad ugu faraxsan inaan la shaqayno Jamaal ayaan idiin soo gudbinaynaa barnaamijkan oo qeybo badan leh.

Daawo:

advertisement

3 Comments

  • February 4, 2010 | Permalink |

    walaal waad mahadsantihiin sida aad mar waliba webka u hormarisaan mida kale barnaamijkaan waa mid miizaan culus ku lahaan doono dhalinta somaliyeed ee aan aqoon cuna karinta kuna dadaala in aad ku soo qaadataan cuna somalida sida soorta iyo calooleeyda mahadsanidiin

  • samsam
    February 5, 2010 | Permalink |

    walal marka hore waad mahadsan tihiin. maanta aad &aad iiga farxiseen maxaa yeelay maanta somali chef hadii aad noo soo dayseen. aniga shaqsiyan waxaan xiiseeyaa cunta kariska lakiicookerada kale oo aan somali aheen ayaan boogaagtooda cunta kariska ka bartaa marka walalkay jamaal waxaan dhihi lahaa maadama dhalin yaro somaliyeed ay rabaan in ay cunta kariska bartaan hadii aadaqoontaada bookaag u dhigtid ka waran si ay iyagana u bartaan waad mahad san tihiin

  • February 27, 2010 | Permalink |

    walaal aad yaan idin salaamayaa ad ayaad u mahad san tihiin sidaa daraadee waxaan rabaa in aan barto cunto karinta walaalalaal iigusoo gudibisaan imaylkaydan cabdixakiin123@hotmail.com

One Trackback

Leave a comment

Add your comment below, or trackback from your own site. You can also subscribe to these comments via RSS.

Your email is never shared. Required fields are marked *

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree