Baraf badan oo ku da’ay magaalada Columbus, Ohio
COLUMBUS, Ohio – Baraf badan ayaa ka da’aaya magaalada Kolambas ee gobolka Ohaayo kaasoo sababay in iskooladii iyo shaqooyinka dowladda la joojiyo, Barafkan oo ilaa iyo maalinta arbacada da’aya sida la saadaaliyay ayaa waxaa lagu qiyaasayaa inuu gaari doono ilaa iyo 10″ (inch).
Hoos ka daawo sawiro aan idiinkaga soo qaadnay jidadka magaalada Kolambas.
Hoos ka daawo sawiro aan idiinkaga soo qaadnay jidadka magaalada Kolambas.











2 Comments
Hahahaha Mac bay inkutaha. what are you expecting in Minnesota if is Ohia like that, share the shit with us people we are not in Mugadisho. The beuatiful city that distroyed by you Samalis. fuck that no Calacal. welcome to baraf.
ohio caadi mahan baraf xun ba ka,daay midka soo socdaa kadaran naagaha nimanka aan ujoogin rafaad baa haysto