(VIDEO) Wiilal Soomaali ah oo 1988dii u dheelaya sidii 2009ka – Heesta Khadra daahir

khadra dahirWaxaan maanta idiin haynaa fiidiyoow aan soo helnay  oo na cajab galiyay. Haddaba Bartamaha hadaa nahay had iyo goor waxaan raadinaa waxyaalo aan horay loo arag ama la duubay bari samaadkii Soomaaliya markay nabadda ahayd (Ilaahay hakusoo celiyee…).
Waa hees ay qaadayso Khadra daahir laakiin tan aan meesha usoo galinay maaha taas, laakiin waxaa ku jira (Daawo markaad marayso 2:11) wiilal aad u da’ yar oo sidii Chriss Brown ama Usher ay maanta u ciyaaraan oo kale u ciyaaraya bishii Janaayo  sanadku markuu ahaa 1988.
xafladdu waxay ahayd mid loo dhigay orodyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi.
DAAWO

2 Comments

  • Mona London UK
    July 13, 2009 | Permalink |

    This is wicked, it reminds of me of the Michael Jackson moves last time he came to perform in London.

    We Somalis sometimes underestimate how ahead our country was prior to this never ending civil war.

    Saado Ali looks so beuatiful and til this day she is beuatiful… more than just talent ……

  • Mona London UK
    July 13, 2009 | Permalink |

    This is wicked, it reminds of me of the Michael Jackson moves last time he came to perform in London.

    We Somalis sometimes underestimate how ahead our country was prior to this never ending civil war.

    Saado Ali looks so beautiful and til this day she is beautiful… more than just talent ……

Leave a comment

Add your comment below, or trackback from your own site. You can also subscribe to these comments via RSS.

Your email is never shared. Required fields are marked *

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree