Calendar

Aaska Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo Muqdisho ka dhacay (SAWIRO)

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay aaska Alla ha unaxariistee Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo kooxo hubaysan ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho.

Saxafiyiin badan ayaa ka qeyb gashay Aaska Marxuumka oo ka dhacay Qabuuraha Abaaydhaxan ee degmada Wadajir gobolka Banadir.

Aaska kadib ayaa waxaa saxaafada lahadlay C.Raxiin Ciise Cadow Agaasimaha Radiyaha dowlada kaas oo sheegay in marxuumka ay dishay gacan ka xaq daran.

Wariyaha la dilay ayaa katirsanaa Raadiyaha iyo Tvga qaranka Soomaaliya, waxaana lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: