Calendar

Abwaan Hadraawi oo Soomaali badan kula hadlay Nairobi [SAWIRO]

Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa Soomaali badan kula hadlay magalada Nairobi ee casimada wadanka Kenya.

Hadraawi ayaa ka hadlay taariikhda fanka Soomaalida ay leehdahay iyo taariikhdii ay soo martey, iyadoona ay dadweynihii kazoo qeyb galey ay halkasi ku weediyeen su’aalo kala duwan.

Waxa uu u mahadceliyey dhalinyarada xafladda soo qaban qaabisay ee Waayaha cusub, iyadoona barnaaamijka oo la yirahdo kwani litsfest todobad walba uu ka dhaco xaafadda Islii oo ay Soomaalida ay dagto.

Sidoo kale xaflada waxa ku sugnaa Dr. Cabdi Casiis Muuse Maaxaay oo hay’adiisa ay caawiso Soomaali badan oo xaalado cafimaad ay haystaan, Xuseen Maxamed Aar oo gudoomiye xigeenka ganacsaatada Islii iyo Abwaanad Dhoofo Khaliif Siyaad.

[slidepress gallery='abwaan-hadraawi-oo-soomaali-badan-kula-hadlay-nairobi']

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Madadaalo | Entertainment, Wararka Maanta.
« »

Comment: