Calendar

Ajaaniib lala xiriirinayo Al Qaacida oo lagu qabtey Guri-ceel

Ciidamada Maamulka degmada Gurceel ee Gobalka galgaduud ayaa gacanta ku soo dhigay labo dhalinyaro ah oo ay ku tuhmeen Ajaaniib ka tirsan Shabab Al”qaacida ku sugan gudaha dalka Somaaliya.

labadaan Dhalinyarada ah oo laga soo qabtay baadiyaha Gurceel ayaa la sheegay in aysan aqoon Afka Somaaliya Islamakraan ay ku hadlayaan Afka Sawaaxiliga oo looga hadlo Wadamada la isku dhaho east Afrika .

Maamulka Degmada gurceel ayaa xabsiga u taaxaabey labadaan dhalinyarada ah ee lagu tuhmay in ay katirsan yihiin Ajaaniibta Al’qaacida ee ku sugan Somaaliya islamarkaana haaatan lagu waado baaritaan lagu ogaanayo waxa ay yihiin Dhalinyaradaan la tuhmay.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: