Calendar

Al Shabab oo weeraray Dagmo ka tirsan Caasimada Soomaaliya

BARTAMAHA – Iska hor imaad u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Degmada Hiliwaa.

Goobjoogeyaal la hadlay Mareega Bartamaha ayaa sheegay in Weerarka ay Al-shabaab soo qaadeen,kuwaas oo Weeraray Dhowr goobood oo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay Xaafada kaga sugan yihiin.

Khasaara Weerarka Xalay ilaa hada lama sheegen,waxaana Jirtay Madaafiic ku dhacday Guryo Dad Shacab ah ay Dagan yihiin oo ku yaala Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: