Calendar

Allaha u Naxariisto Cabdisataar… Weriye iyo walaal qaali ah buu ahaa (VIDEO)

Dhamaan shaqaalaha www.Bartamaha.com iyo SMO waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdisataar Sabriye oo ku dhintay qaraxii ka dhacay Village Restaurant.

Cabdisataar wuxuu ahaa weriye qaali ah oo u soo ifbaxayey ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ka shaqaynayey SNTV.

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: