Published On: Mon, Jan 28th, 2013

Anelka Oo ku Biiray Juventus

Share This
Tags

Juvnentus aya si rasmi ah ugu guuleysatay in ay la soo wareegto laacibka Nicolas Anelka oo ka ciyaarayay horyaalka dalka Shinaha , waxa uuna xalay  maray baaritaanka caafimaadka .

Juventus oo haatan u muuqata in dhibco badan ay qasaariyeen oo  uu halis ku jiro hogaankeeda horyaalka ayaa haatan dooneysa in dhanka werrarka ay iska xoojiyaan iyadoo haatan kaliya ka sareeysaokooxda Napoli sedex dhibic.

Waxa ay Juventus shaaca ka qaadeen in uu safanayo kulamada ugu soo horeya ee horyaalka iyo kooxaha qaarada yurub , waxa ayna horay u doonayen Drogba iyo David  Villa laakiin kuma aysan guuleysan.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";