Author Archives: Editor

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.

Ciidamada DF oo la wareegay Deegaano hoostaga Gobolka Gedo

BARTAMAHA – Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dagaal ay la galeen Al-shabaab Qeybo ka tirsan Gobolka Gedo kula wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo. Iska hor imaadkan  ayaa ka dhacay Deegaanada kala ah,Reys qode iyo Tuulo Barwaaqo oo hoostaga … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Kenya oo shaaca ka qaaday Ragii Al Shababka ahaa ee weeraray

Warsidaha caanka ah ee lagu magacaabo The Standard oo dalka Kenya kasoo baxa ayaa qoray magacyada xubno ka tirsan Xarakadda Al-Shabab oo dawlada Kenya ay sheegtay inay hogaaminayeen kooxdii weerartay degaano ku yaala jaziiradda Lamu oo ku taala xeebta waqooyi … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

“Nidaam Shabaab lagu wiiqo ma jiro” Raiisal Wasaaraha

Ra’iisul wasaaraha Somalia oo sheegay in Ciidanku Hub ku filan haystan lakin uusan jirin nidaam lagu wiiqo Weerarada Al Shabab Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee Magaalada Muqdisho iyo Weerarda Joogtadaa ee Al-shabaab ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shabaab oo dad kale du dilay Lamu, Kenya

Dagaalyahano ka tirsan Al shabab ayaa weerar ay ku qaadeen mar labaad Jaziirada Lamu ay ku badan yahiin qoomiyada Hindida ayay ku dileen toboneeyo qof. Xarunta howlgalada musiibooyinka qaranka Kenya ayaa Bogeeda twitterka waxay kuqortay in weerar kooxo hubeesan ay … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Shabab oo sheegtay mas’uuliyada qaraxii xarunta Baarlamaanka

Afhayeeka Al-shabab ee dhanka howlgalada sheikh abdiasis abu muscab oo qadka telephonka ugu waramaye wakaalada wararka ee Reuters ayaa isagu sheegay in Al-shabab ay kadambeeyaan masuuliyada qaraxii kadhacay Irada Laga galo dhismaha barlamaanka Somalia. Sheikh Abdiasis Abu mus ayaa yiri” … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Labo askari Taraafiko oo maanta lagu dilay Mugdisho

BARTAMAHA – Warar hada soo baxaya ayaa sheegaya in Degmada Waabari maanta lagu toogtay labo askari oo taraafiko ah kuwaas oo ay toogteen labo nin oo dhalin yaro ah oo Bastoolado ku hubeysnaa  waxaana goobta iskaga baxsaday raga dilka geestay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

QM oo Canbaaraysay Qaraxii Maanta

BARTAMAHA – Bogga  twitter-ka ee Danjiraha Qramada Midowe ufadhiya Somalia Nick Kay ayaa waxaa lagu sidan” Weerar kalle o oar xan dara ah ayaa kadhacay meel udhow dhismaha baarlamaanka ,waan cambaareenayaa weerarkaasi si xoogan.hadafkeena ah inaan caawino Somalia si ay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Al Shabab oo weeraray Dagmo ka tirsan Caasimada Soomaaliya

BARTAMAHA – Iska hor imaad u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Degmada Hiliwaa. Goobjoogeyaal la hadlay Mareega Bartamaha ayaa sheegay in Weerarka ay Al-shabaab … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM oo cambaaraysay Dilkii xildhibaanka

Shir jiraa’id oo ay maanta Xarunta AMISOM ee Xalane ay ku qabteen Sii hayaha Xilka Madaxa Howlgalka AMISOM ahna Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ,Taliyaasha ugu sareeya Ciidamada AMISOM ee Milatariga iyo Booliska  ayaa waxaa ay oga hadleen Xaalada Nabad … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

BARTAMAHA – Dagaal yahano ka tirsan AL shabab ayaa Goor dhaw Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar-weyne ku Togtay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya. Dilka Xildhibaanka ayaa ka dhacay Albaabka hore ee  Hottel Centeral ee Magaalada … read more »

| Leave a comment

VIDEO: Diyaarad Soomaaliya qaad u siday oo Nairobi ku dhacday

BARTAMAHA – Waxaa Magaalada Nairobia ee Caasimada u ah Dalka Kenya laga soo sheegaya in Saaka Diyaarada Xamuul siday ay ku Burburtay meel u dhaw Garoonka Diyaaradaha ee Jomo Kenyatta. Dayaarada ayaa la sheegay in ay u soo soctay Soomaaliya,gaar ahaan … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment

AMISOM congratulates Burundi on its independence anniversary

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Mission to Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has congratulated the Republic of Burundi on its 52nd independence anniversary. “On behalf of the mission, I extend our warm wishes and … read more »

Posted in Bartamaha Repors | Leave a comment

Shabab oo weeraray Qoryooley

Dagaalyanada Al Shabaab ayaa dagaal culus waxay xalay ku qadeen Magaalada Qoryooleey ee Gobalka Shabeelaha hoose, Halkaas oo qasaare dhimasho iyo dhaawacba ka dhaceen Dagaalkaan ayaa dadka Degmada Qoryooleey waxa ay sheegeen inuu ahaa mid aad uculus oo la maqlaye … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , , , , | Leave a comment

1da Luuliya oo Caasimada Puntland Garowe laga Xusay iyo Madaxweyne Gaas oo ka qayb galay

BARTAMAHA – Waxaa Xalay magaalada garoowe Ee Xaasimada Gobolka Nugaal lagu qabtay Munaasabad Balaraan oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland oo uu ka mid yahay Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas iyo sidoo kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku dhimatay badda Libya

BARTAMAHA – Sodon qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay dooni  ay saarnaayeen xilli ay maraysay xeebta Jaziiradda Sicily oo ku taalla koonfur galbeed ee dalka talyaaniga. Ciidamada ilaalada xeebaha ee wadanka Talyaaniga ayaa sheegay inay dadkani  dhinteen kadb markii ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Diyaarad QM leedahay oo mar Labaad lagu weeraray Somalia

BARTAMAHA – Wararka ka imaanaya Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Diyaarad Sahay u siday Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Degmada Ceelbuur ku sugan. Taliyaha Ciidamada Dowladda … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Al Shabab oo ku hanjabay inay laynayaan Ciidamada Dowladda Bisha Ramdan

BARTAMAHA – Ayadoo shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu dilay ilaa Saddex Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dilkooda ay Al-shabaab sheegteen ayaa Al-shabaab waxaa ay ku hanjabeen in ay wadayaan Beegsiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Afhayeenada Al-shabaab … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment

Dowlad Islaami ah oo looga dhawaaqay Bariga Dhexe

BARTAMAHA – Dagaal yahanada sunniga ah ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya lana yiraahdo ISIL ayaa bedelay magacii iyagoo ku dhawaaqay maamul cusub oo Islaami ah oo ka hanaqaadaya barriga dhexe. Kooxdan ISIR ayaa u bedelay magaca khilaafada Islaamka … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Diyaarad QM leedahay oo Soomaaliya lagu duqeeyay

BARTAMAHA – Sida Wakaaladda wararka Interfax ee dalka Rushka ku taala ayaa qortay maanta in gantaalo lagu weeraray diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo Rush,ka laga leeyahay hase ahaatee Q,M u kiraysan xilli ay dul maraysay hawada meel ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Xasan Shiikh “Al Shabab kuma camal falaan Diinta Islaamka”

BARTAMAHA – Madaxwaynaha Dowladaa Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga dalka xiliga lagu jiro bisha baraykaysan ee Ramadaan. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Al shabab aysan Soomin ayna rabaan inay dadka  cibaadaysanaya khal khalgaliyaan. Kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment