Author Archives: Entertainment Guy

Exclusive: Lupita Nyong’o Is Dating “Wavin’ Flag” Rapper K’Naan

All through awards season 2014 rumours have been swirling that Oscar winner Lupita Nyong’o is dating fellow oscar winner Jared Leto. The two have been spotted at various ceremonies since the start of the year looking like they could be … read more »

Posted in Diaspora, Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Daawo Hees aad ka heli doonto: IDIL – Cawaale iyo Kay

Fananka Cawaale Aadan oo kaashanaya KAY (Fanaankeena Hip Hop-ka) ayaa sameeyey Heestan cusub oo la magacbaxday Idil. Heestan ayaa ah Remix (Hees dib loo hagaajiyey) qaabka loo duubayna waa mid adiga uun aad ka war bixin kartid. Hoos ku qor … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo: Game-ka “Medal of Honor” Shabaab waad isaga dhicin kartaa

Digniin: Waxa aan ka hadlayo waa Videogame maahan wax dhab ah: Game-ka  Medal of Honor: Warfighter single-player ayaa waxaa ku jira qeyb Soomaaliya ah oo ay ugu magac dareen “Shore Leave,” Tier 1. Ciyaartan ayaa waxaad la dagaalamaysaa Al Shabaab/Pirate meel … read more »

Posted in VIDEOS | Tagged , | Leave a comment

Emmys 2012: ‘Homeland,’ ‘Modern Family’ dominate awards

The 64th Primetime Emmy Awards aired live from the Nokia Theatre in Los Angeles on Sunday, Sept. 23. The show was hosted by Jimmy Kimmel. Eric Stonestreet took home the night’s first honor for his role in Modern Family. The ABC sitcom swept in … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Tagged , , , | Leave a comment

Fanaaniinta Waayaha Cusub oo Geesinimo ku muujiyay 2 heesood oo ay uga soo horjedaan Al-Shabaab (VIDEO)

Bartamaha (Nairobi) Fanaaniinta da’da yare e Waayaha Cusub saldhigooda weyna uu yahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa geesinimo xoogani muujiyay, kadib markii ay soo saareen laba hees oo ay ku cabirayaan waxey yihiin Al-Shabaab. Al-Shabaab waa awood xoogan … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment, VIDEOS | 25 Comments

Siinayn – Hees Waayaha Cusub (VIDEO)

Wali waxaanu ku guda jirnaa bishii Waayaha Cusub, Heestan magaceeda waxaa la yiraahdaa  Siinayn. Daawo

Posted in Madadaalo | Entertainment | 3 Comments

Oscar Winners 2010

LOS ANGELES — Kathryn Bigelow played field commander to bring her raw, relentless Iraq War thriller “The Hurt Locker” to the screen. After her film triumphed at the Academy Awards with six prizes and made her the first woman ever … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | 1 Comment

Bartamaha iyo Waayaha Cusub oo bisha Maarso hadiyad idiin haya (DAAWO HEES CUSUB)

Bartamaha — Dhallinyarada Waayaha Cusub oo aad uga barateen inay idiin soo gudbiyaan heeso casri ah ayaan waxaan go’aansanay anagoo ah qeybta madadaalada ee Bartamaha Media  inaan bisha Maarso ka dhigto bishii WAAYAHA CUSUB. Waxaan idiin soo gudbin doonaa Album … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | 5 Comments

Fanaanada SADE oo isla markiiba #1 Albumkeedii uu noqday iyadoo wax badan hawada ka maqnayd (VIDEO)

Bartamaha — Intay doonto hadday ka maqnaato fagaaraha heesaha adduunka ilaa iyo sanadkii 2000, waxaad mooddaa fanaanada caalamiga ah ee SADE in cidina aysan celin karin meeshay doonto haka yimaadeene. Sade Adu oo 51 sano jirta  ayaa albumkeeda cusub la … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment, VIDEOS | Leave a comment

We Are The World 25 For Haiti (Official Video)

Recorded on February 1st, 2010, in the same studio as the original 25 years earlier (Henson Recording Studios, formerly A&M Recording Studios) “We Are The World 25 For Haiti”, in which Jones and Richie serve as executive producers and producers, … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Lil Wayne Headed For Jail Today

*Update– Lil Wayne appeared in a New York court, but lawyer Stacey Richman said the rapper is suffering from a cracked tooth, requiring dental surgery, and asked to postpone his sentencing. The prosecution agreed that the rapper would receive better … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Michael Jackson’s Doctor Charged with Involuntary Manslaughter

LOS ANGELES — Nearly eight months after Michael Jackson died suddenly, his personal physician was charged Monday with involuntary manslaughter for providing him with a powerful anesthetic that was ruled a major factor in his death. The filing of the … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Nominees for the 82nd annual Academy Awards (Complete List)

The candidates for best picture include ‘Avatar,’ ‘The Blind Side’ and ‘The Hurt Locker.’ Best actor hopefuls include Jeff Bridges, George Clooney and Morgan Freeman. Best picture “Avatar” “The Blind Side” “District 9″ “An Education” “The Hurt Locker” “Inglourious Basterds” … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Filimaanta u sharaxan tartanka bilada Oscar-ka oo la magacaabay

Waxaa maanta la magaacabay Filimaanta sanadkan 2010 u tartamaya bilada lagu magacaabo OSCAR taaso sanadkiiba hal mar la qabto. Waxa noqonaysaa tii 82aad ee ay OSCAR ka loo qabto filimaanta loogu jecel yahay waxaana maanta uga dhawaaqay magaalada Beverly Hills, … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Grammys 2010: List Of Winners With Beyonce & Taylor Swift Winning Big

LOS ANGELES — Beyonce became the most decorated female on a Grammy night as she collected six trophies, including song of the year for her anthem “Single Ladies (Put A Ring On It),” but it was another diva – Taylor … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Razzie Nominations 2010: The Year’s AND Decade’s WORST Of Film

LOS ANGELES — “Transformers: Revenge of the Fallen” made a fortune. “Land of the Lost” tanked. Both films are equal earners at the Razzies, though, grabbing seven nominations each on Monday, including worst picture of 2009 and worst-acting slots for … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Halkan kala soco Mahrajaanka Filimaanta Sundance 2010

Bartamaha — Halkan riix si aad u daawo fiidiyowyo, sawiro iyo tabin toos ah oo ku saabsan Mahrajaanka Filimada ee sanad walba bishan oo kale ka dhaca gobolka Utah oo la yiraahdo “Mahrajaanka Filimada ee SUNDANCE”. Mahrajaankan oo uu abuuray … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

The Winners of the 67th Annual Golden Globe Awards

Here are the winners for the 67th annual Golden Globes.  Winners for each category are in bold.       Best Motion Picture – Drama “The Hurt Locker” “Inglourious Basterds” “Precious” “Up in the Air” “Avatar” Best Performance by an … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | 2 Comments

HURT LOCKER : Filinka aan Idiin Doornay (VIDEO)

Bartamaha — Dhamaan dadweynaheena xiiseeya filimaanta waxaan idinla jeclaysanay inaan idiin sheegno filin aan aad uga helnay, Filinkan magaciisa waxaa la yiraahdaa Hurt Locker waxaa jiheeyay Katherine Bigelow waxaana jilaya Jeremy Renner oo si hagaagsan u jilay filinkan. Filinku wuxuu … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | 2 Comments

Simon Cowell confirms he’s leaving ‘American Idol,’

As first reported in The Times today, Simon Cowell will leave “American Idol” after this season. Cowell turned up at today’s Fox executive session to confirm that his British hit music talent show “The X Factor” would premiere on the network … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment