Author Archives: Maxamed Madani

Ilka -Xanaf ” AMISOM waa diiday Inay Amaankeena sugto”

Bartamaha Muqdisho_ Guddomiyaha Maxkamada sare ee Soomaliya Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa ku eedeyey ciidamada AMISOM inay ka gaabiyeen sidii ay usugi lahaayeen amaanka Hay,addaha Garsoorka dalka. Ilka-Xanaf oo waraysi siiyey Laanta afka Soomaliga ee VOA-da ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Gaas oo qaabilay saraakiil ka socota QM. (sawirro)

Bartamaha Garowe_ Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka  dhaca Badaha Geeska Afrika iyo Indian Ocean Mr Alan Cole iyo Ku Xigeenka Barnaamijka UNODC ee Soomaaliya Haweenayda lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal katirsan Nabadsugida oo muqdisho lagu dilay

Bartamaha Muqdisho_ Kooxo hubaysan ayaa saaka weerar ku qaaday gaari ay lasocdeen saraakiil katirsan Hay’adda Nabad-sugida oo marayey degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir. Wararka ayaa sheegay in weerarka lagu dilay labo ruux, halka mid kalena lagu dhaawacay, waxaana dadka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaliland oo xabsiga kasii daayey wariyayaal

Bartamaha Hargaysa _ Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta safar ugu amba baxay dalalka Itoobiya iyo Ingiriiska, isagoona ujeedka safarkiisa ku macneeyey mid ubadan arrimo nasasho. Axmed Siilaanyo oo saxaafada kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa sheegay inuu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Turkiga oo hakiyey hawlihii uu kawaday Muqdisho

Bartamaha Muqdisho _ Dowlada Turkiga ayaa hakisay hawlihii samafal ee ay kawaday magaalada Muqdisho, kadib cabsi xoogan oo soo foodsaaratay shaqaallaha turkiga ee ku sugnaa magaalada Muqdisho. Shaqaalaha turkiga ayaa la sheegay inay soo food saartay cabsi, kadib markii todobayadii lasoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shil gaari oo khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Carmo

Bartamaha Bosaaso_ Shil gaari oo gaystay khasaare dhimasho iyo mid dhaawac ayaa maanta ka dhacay inta udhexaysa degmada Carmo iyo tuulada Laasa-dawaco oo ka tirsan gobalka Bari. Dad goob joogayaala ayaa usheegay shabakada www.Bartamaha.com in gaariga shilka gaystay noocisu ahaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo Baraawe ku toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah

Bartamaha Baraawe_ Ururka Al-shabaab ayaa gelinkii dame ee shalay waxa ay meel fagaare ah oo ku taala degmada Baraawe  ku toogteen labo nin oo dhallinyaro ah, oo ay ku eedeyeen inay yihiin Jawaasiis. Dhalinyarada la toogtay ayaa magacyadooda lakala oran … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Muwaadin Maraykan ah oo qirtay inuu taageray Al-shabaab

Bartamaha Maraykanka _ Nin haysta dhalashada dalka Maraykanka asalkiisuna yahay Hindi ayaa lasoo toogay maxkamad ku taala dalkaasi, kadib markii la ogaaday inuu taageero siin jiray xogaga islaamiyinta ah ee ka dagaalama Soomaliya iyo Syria. Gufran Axmed Kauser oo 31- … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Masuul katirsan maamulka Jowhar oo gaarigisa qarax loogu xiray

Bartamaha Jowhar_ Sarkaal katirsan maamulka dowlada hoose ee degmada Jowhar ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii gaarigisa loogu walxaha Qarxa. Masuulkan oo layiraahdo Daahir Maxamed Kaanti ayaa waxa uu dhaawacu kasoo gaaray lugaha, waxaana xiligani xaaladiisa lagula tacaalaya Isbitaalka degmada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo dalka kusoo laabtay (Sawirro)

Bartamaha Garowe_ Waxaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe wafdi isugu jira wasiirka ku xigeenka maaliyada Puntland iyo guddomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamanka dowlada Puntland. Wafdiga ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe xubno katirsan mudanayasha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Dowlada oo hawlgal ka sameyey degmada Xamar-weyne

Bartamaha Muqdisho_ Ciidamada dowlada Soomaliya gaar ahaana kuwa nabad sugida ayaa maanta hawlgal ballaaran kasameeyey degmada Xamar weyne, waxayna kusoo qab qabteen dad tiradoodu gaarayso 300- oo ruux. Dadka ay ciidamadu qabteen ayaa la sheegay inay ubadan yihiin ganacsato iyo dhallinyaro, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ilka-xanaf ” wasiirka dastuurka masoo magacaabi karo Guddiga Garsoorka”

Bartamaha Muqdisho_ Guddomiyaha maxkamada sare ee dalka Soomaliya Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa kahoryimid qorshahe uu wasiirka garsoorka iyo arrimaha dastuurka Faarax C/qaadir ku doonayo inuu ku kala diro guddiga adeega garsoorka. Ilka-xanaf ayaa sheegay in wasiirka garsoorka uusan awood ulahayn … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cumar C/rashiid oo loo magacabay safiirka Maraykanka

Bartamaha Muqdisho_ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa umagacabay Ra’iisul wasaarihi hore ee Soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Safiirka Soomaliya ujoogi doona dalka Maraykanka. Wararka ayaa sheegaya in Cumar C/rashiid oo ku sugan dalka Maraykanka lagu wado maanta oo jimce ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar markale lagu qaaday deegaano hoostaga jasiirada Lamu Kenya

Bartamaha Nairobi_ Wararka laga helaayo gobalka xeebta ee Kenya ayaa ku waramaya in koox hubaysan maanta oo jimce ah weerar ku qaadeen tuulo ku taala gobalka xeebta oo katirsan Jasiirada Lamu. Wararka ayaa sheegaya in kooxda weerarka qaaday oo gaaraya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hawlgal dad laguso qabtay oo xalay laga sameeyey Muqdisho

Bartamaha Muqdisho _ Ciidamada dowlada Soomaliya oo ay weheliyaan xoogaga AMISOM ayaa habeenkii xalay hawlgal dad lagusoo qab qabtay ka sameeyey xaafada  suuqa xoolaha ee degmada Hiriwaa. Ciidamada ayaa la sheegay intii ay hawlgalka ku jiraan inay la kulmeen israsasayn, waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo Kenya ka caawin doona ladagalanka Al-shabaab

Bartmaha Nairobi _ Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay ka go,antahay sidii Kenya ay uga caawin lahayd la dagaalanka ururka Al-shabaab, oo weeraro xoogan kagastay dalkaasi. Haweynada ah xoghayaha arrimaha dibada maraykanka Linda Thomas Greenfield ayaa ka dhawaajisay in dowlada maraykanku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dooni urarneed ganacsato Soomaliyed oo degtay

Bartamaha Bosaso_ Dooni urarneed ganacsato Soomaliya oo kusoo jeeday dekedda magaalada Boosaaso ayaa la ogaaday inay ku degtay badda udhexaysa dalalka Yaman iyo Cumaan. Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka badda Puntland C/llaahi Jaamac Saalax ayaa warbaahinta usheegay in doonida degtay ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cali Dheere oo kawarbixiyey weerarkii ay ku qaadeen madaxtooyada

Bartamaha Muqdisho - Afayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa kawarbixiyey weerarkii ay kooxdiisu ku qaaday xarunta madaxtooyada Soomaliya hal habeen ka hor. Cali Dheere ayaa sheegay in kooxdiisu ay gudaha ugaleen madaxtooyada, isala maarkasna ay muddo saacado … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Guddi heer wasiiro ah oo loo saaray sanad guurada Puntland

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 bisha july 2014 waxaa xarunta madaxtooyada puntlnad ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland shirkaas oo khamiis’le ah iyadoo dood dheer iyo falanqeyn laga yeeshay xaalada dalka, ka dib waxaa ka soo baxay qodobada hoos … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaal labo beelood ku dhexmaray gobalka Hiiraan

Bartamaha Beledweyne _ Wararka aan ka helayno gobalka hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in dagaal udhexeeya labo beelood uu ka dhacay manta deegaanka Diifow oo katirsan degmada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Dagaalka ayaa lagusoo waramaya inuu gaystay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment