Author Archives: Mogadishu Desk

Women From Somali Diaspora Return Home to Start Enterprises

Mogadishu — Amina Ali, 32, is among a growing number of Somali women who are returning to Mogadishu to start their own businesses after years of living abroad. Due to ongoing strife in Somalia, Ali left home in 2002 and … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Samaynta maamullada cusub ee maxalliga ah oo tijaabo u ah xukuumadda Soomaaliya

W.Q Maajid Axmed oo Muqdisho jooga – Dadaallo ay waddo xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu samaynayo maamullo kumeel gaar ah oo ka hir gala qeybaha ka midka ah dalka ee dhowaan laga xoreeyay al-Shabaab ayaa waxaa ka hor imanaya … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, Wararka Maanta | Leave a comment

Somaliland ‘won’t attend’ London Somali conference

President Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo of the self-declared Republic of Somaliland says he will not attend a conference on Somalia scheduled to take place in London, according to reports from Hargeisa, the capital of the breakaway state The conference which … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Somali reporter killed in fourth journalist murder this year

MOGADISHU — A Somali journalist was killed by gunmen in Mogadishu on Sunday, the fourth reporter to be murdered in the war-ravaged capital this year, the nation’s journalism union said. “The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Wariye Maxamed I Raage Oo Kooxo Hubeysan Ay Ku Dileen Muqdisho

Allaha u naxariistee wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa howlwadeennada Warbaahinta Qaranka ayey kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho. Wariye Raage ayaa kooxaha toogtay waxey ku hubeysnaayeen bastoollado waxaana ay toogteen isaga oo taagan albaabka hore ee gurigiisa oo … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

‘CAPTURED!!!’ Boston police announce Marathon bombing suspect in custody

(CNN) – The second suspect in the Boston Marathon bombings was taken into custody Friday night, bringing to an end a massive manhunt in the tense Massachusetts capital worried by warnings the man was possibly armed with explosives. After announcing the … read more »

Posted in Featured, World News | Leave a comment

midowga afrika oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed ansixinta Dastuurka cusub.

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha xisbiga tayo oo muqdisho maanta soo gaaray

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali telco reconstructs basketball Stadium.

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Jidah oo qabatay Koob Lagu maamuusayay 1-da July .

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

CANADA IYO PHILIPPINE OO CODSADAY IN LA SAMATA BIXIYO SHAQAALOHOODA AFDUUBAN.

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cali Qaliif Galayr oo maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde .

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Qaliif Galayr ayaa maanta ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Soo dhaweynta Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Qaliif Galayr ayaa waxaa ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo soo dhaweeyey safiirka cusub ee Dowladda Iran.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey in Dowladda Iran ay ka mid noqoto Dowladaha Safaarada ku leh wadankeenna Soomaaliya. Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed warqadaha aqoonsiga ka guudoomin safiirka Iran ayaa waxa uu la qaatan kulan gaar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya oo maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa arima dhoor ahna looga hadlay.

Muqdisho, Khamiis, May 3, 2012——-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga dhagaystay warbixino Gudiyo loo xilsaaray shirka ay isgu imaanayaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada ka tirsan Dowladda Soomaaliya ee maanta is horistaagga ku sameyeeyey xildhibaano iyo oday dhaqameedyo.

Kulankan is hor’istaagga lagu sameeyey ayaa looga soo horejeeday Dastuurka qabyahada ee dhaawaan xukuumadda KMG Soomaaliya ay sheegtay inay dhamays tirtay dhawaanna la ansixin doono, waxaana kulankaasi qeyb ka ahaa xildhibaano iyo oday dhaqameedyo ayaa waxaa maanta is hor istaag … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

war murtiyeed laga soo saaray wasaarada warfaafinta oo ku saabsan saxaafada xorta .

Muqdisho, 3 May 2012) Waxaa Munaasabadan loogu dabaal dagayaa Maalinta Xornimada Saxaafada Aduunka, oo ku beegan maanta oo ah April 3, 2012. Anagoo kala ah, xubnaha saxaafada xorta ah, ee ka howl gala gudaha iyo dibada, oo ay ka mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli gaas oo maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Muqdisho, May,03, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda, sida Ururada ,Xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, iyo dhalinyaradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Road-map-ka Amniga, Dib-u- hashiisiinta, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda oo maanta muqdisho ka dhacday.

Munaasabadda oo ay qaban qaabadeeda lahayd wasaaradda wasaaradda warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta ayaa Masuuliyiintii uga Qeyb galay Dowladda KMG Soomaaliya waxaa ka mid ahaa C/qaadir Xuseen Maxamed (Jahweyn) Wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiirka Qorsheynta, iyo wasiirka Dastuurka Saxafiyiinta. Wasiirka … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka.

Muqdisho, Axad, April 29,04-2012 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah. Kulanka maanta uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ka soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xogahaya Maamulka Gobalka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan oo sheegay in maamulka Gobalka Banaadir ay ku warejiyeen mootooyin ciidamada ilaalada wadooyinka.

C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa waxa uu mootooyinkaasi ku wareejiyay Taliye ku xigeenka ciidamada ilaalada wadooyinka oo lagu magacaabo Muxudiin Geedi bashaal. taliye ku xigenka ilaalada wadooyinka muxudiin geedi ayaa dhankiisa ka mahad naqay mootoyinka ay soo iibisay maamulka gobalka banaadir … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment