Author Archives: Caadil

About Caadil

Caadil is a Mogadishu based reporter and columnist with a focus on coverage of Somali politics and media. An outspoken proponent of accountability journalism.

Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyey shir looga hadlayay qorshaha Hiigsiga cusub ee New Deal

Baydhabo(Bartamaha) Shir looga hadlayay qorshaha Hiigsiga cusub ee sanadka 2016-ka  ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay,waxaana shirka kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedka K/ Soomaaliya. Wasiirka Qorsheynta iyo xariirka caalamiga ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamadda danbiyada culus ee Puntland oo 3 ruux oo lagu helay ka mid ahaanshaha Al-shabaab dil ku fulisay

Boosaaso(Bartamaha)  Maxkamadda ciidanak qalabka sida iyo danbiyada Culus ee Puntland ayaa maanta xukuno dil ah ku fulisay rag ay sheegtay in lagu helay kamid ahaanshaha kooxda Al-shabaab kuwaasoo xeer ilaalinta Maxlamaddu ay sheegeen iney qaraxyo iyo falal kale oo dil … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudigii loo saaray dhamaystirka heshiiskii Guriceel oo go’aamo soo saaray

Guriceel(Bartamaha) Gudiga dowladda federaalka Soomaaliya ay u xil  saartay  dhamaystirka heshiiskii ay 5tii bishan magaalada Guricee ee gobolka galgaduud ku kala saxiixdeen  dowladda iyo ahlu sunna waljamaaca  ayaa waxa ay maanta soo saaray qodobo ku saabsan xoojinta heshiiskii la kala … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH iyo wafti uu hogaaminayo oo daqiiqado kahor Muqdisho soo gaaray

Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha dowladda  federaalka Soomaaliya  Xasan SH Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo ayaa daqiiqado kahor kasoo dagay gagida  diyaaradaha Caalamiga magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdulle International Airport Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda oo uu horkacayey Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaar kamid ah shaqaalaha Dekedda Muqdisho oo ka cabanaya shaqo joojin lagu sameeyey

Muqdisho(Bartamaha)  Qaar kamid ah shaqaalaha Muruq maalatada ah ee ka xoogsada Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka cabanaya shaqo joojin lagu sameeyey. Shaqaalahan cabanaya ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta Dekedda weyn ee magaalada … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada ammaanka oo xiray qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho

Muqdisho(Bartamaha) Qaar ka mid ah wadooyinka muhimka ah ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa saaka xiran waxaana loo diidayaa iney gaadiidku maraan,ciidamo ka tirsan booliska iyo nabad sugidda dowladda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkayaa wadooyinka halbowlaha u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka haweenka & horumarinta xuquuqda aadanaha DFS oo New York uga qaybgalaysa shir looga hadlayo xuquuqda haweenka

  New York (Bartamaha) Wasiirka arimaha Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya  Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa ka warbixisay shir caalami ah oo looga hadlayo xuquuqda Dumarka oo ay kaga qaybgalayso magaalada New York.   Wasiirka haweenka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas oo maanta daah furay shirka dib u eegista waxbarashada Puntland

Garoowe(Bartamaha) Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay shirka dib u eegista waxbarashada Puntland,shirka oo ka dhacaya magaalada Garoowe ayaa soconaya mudo maalmo ah waxaan looga arinsanayaa halka ay marayso waxbarashada Puntland iyo sidii loo kobcin lahaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH oo ka warbixiyey kulan uu la qaatay dhigiisa Masar C/Fataax AL-siisii

Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay dhigiisa dalka Masar C/Fataax Al-siisii, madaxweynaha ayaa sheegay inay shacabka iyo dowladda masar uga hambalyeeyeen qorshaha dib loogu dhisayo dhaqaalaha Masar oo hadda meel … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo 6 ruux oo isku qoys ah ku dilay degmada Luuq ee gobolka Gedo

Gedo (Bartamaha) Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Al-shabaab ay Tuulo hoos timaada degmada Luuq ay ku dileen 6 ruux oo isku qoys ah kadib markiin ay xalay ku weerareen gurigii ay daganaayeen. Taliyaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukuno ku riday askar ka tirsan ciidanka DFS

Beledweyne(Bartamaha) Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ee magalaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan. Maxkamadda ciidanka qalabka sida  ee magaalada Beledweyne ayaa waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo sheegtay iney diyaar u tahay wadahadal ay la gasho kooxda Al-shabaab

Nairobi(Bartamaha) Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay iney diyaar u yihiin wadahadal ay la galaan kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya oo weeraro fara badan ka geysatay gudaha wadanka Kenya tan iyo wixii ka danbeeyey markii ciidanka Kenya ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliland oo isku shaandhayn cusub ku sameeyey golihiisa wasiirada

Hargeysa(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3082/032015, uu ku magacaabay saddex wasiir, laba wasiiru-dawle, agaasime guud, Gudoomiyaha banka dhexe, Gudoomiye ku xigeenka Gobolka hawd iyo Maareeye ku xigeenka Wakaalada Biyaha, isla … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Shirka maamul u samaynta gobolada Mudug iyo Galgaduud oo furmaya 25 bishan Maarso

Cadaado(Bartamaha) Afhayeenka Gudiga qabanqaabada shirka gobolada dhexe Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in 25 bishan uu magaalada Cadaado si rasmi ah uga furmayo shirka maamulka loogu samaynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Cumar Cali Rooble  Afhayeen Gudiga qabanqaabada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta gaaray Garoowe

Garoowe (Bartamaha) Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland halkaasoo ay si diiran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Puntland. ka tirsan golayaasha Puntland,waxgarad iyo dad weyne … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Gudiga Adeegga Garsoorka oo ka horyimid Wareegtadii lagu kala diray

Muqdisho(Bartamaha) Gudiga Adeegga Garsoorka qaranka ayaa gaashaanka u daruuray wareegtadii kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ee uu ku kala diray Gudigii Adeegga GArsoorka. Shir ay maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku yeesheen xubnaha Gudiga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo ka warbixisay halka ay marayaan dhismaha Garoomada diyaaradaha Boosaaso iyo Garoowe

Garoowe(Bartamaha) Puntland ayaa ka hadashay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Boosaso ee gobolka Bari Wasiirka Duulits hawada iyo Garoomada ee Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa sheegay in uu meel wanaagsan umarayo dhismaha garoonka Bosaaso. Wasiirka ayaa sheegay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH oo Maanta kala diray Gudigii Adeegga Garsoorka

Muqdisho (Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u kala diray gudigii Garsoorka Qaranka Soomaaliya,wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa lagu kala diray Gudigii adeegga Garsoorka. Wareegto kasoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daa’uud Aweys oo ka warbixiyey kulamo uu Madaxweyne Xasan SH la qaatay madaxda Jaamacadda Carabta

Sharmal SHeekh(Bartamaha) Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo ka mid ah waftiga  madaxweyne Xasan SH Maxamuud ku wehlinaya safarka uu ku joogo magaalada Sharmal Sheekh ee wadanka Masar ayaa ka warbixiyey Qudbad uu madaxweynuhu ka jeediyey shirka Sharmal SHeekh iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo Toban ruux u qabtay iney bixiyeen xogta lagu dilay Aadan Garaar

Diinsoor(Bartamaha) Wararka ka imaanaya degmooyinka Diinsoor  iyo Baardheere ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in AL-shabaab ay xirxireen 10 ruux oo ay ku eedeeyeen iney wax ka ogaayeen duqayntii Cirka ee lagu dilay sarkaal ka tirsanaa amniyaadka Al-shabaab. Wararka ka imaanaya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment