Author Archives: Xusni

Cidda iska leh Abaabulka Mooshinka ka dhanka ah Ra’isal Wasaaraha oo la soo ogaaday

Xog Hoose : Warar ay Heleyso Shabakadda Allcaasimada.com ayaa waxaa lagu soo ogaaday Maskaxda ka dambeysa Mooshinka ka dhanka ah Ra’isal Wasaare Saacid iyo Xukuumaddiisa iyo Meesha laga soo abaabulay. Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Raxmaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Caga Jabeey oo Lagu eedeeyay in uu Gacan saar laleeyahay Ururka Al Shabaab

Waxgarad,Odayaa iyo Cuqaal Ka tirsan Beesha Ceyr oo Maanta kulan ku yeeshauy Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Cabdi Daahir Caga Jabeey in uu yahay Nin si Xoog ah Ku Afduubtay xilka Ugaaska Beesha Ceyr islamarkaana La shaqeeya Xoogaga Ururka Al … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

War Saxaafadeed: Talo Soo jeedin ku Aaddan dhibaatooyinka ka taagan Deegaannada D & Mirifle

Mudane Guddoomiye, Mudanayaasha Wasiirada, Mudanayaal iyo Marwooyin, Iyadoo laga ambaqaadayo dhibaatooyinka daba dheeraaday ee ka taagan Deegaannada Digil iyo Mirifle , kaasoo isugu jiray, mid Amni, maamul iyo dhaqaale, ayaa waxaa hadda ugu sii darsamay khilaafaadk mas’uuliyiinta Digil iyo Mirifle … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirar ka dhan ah dowladda Federaalka oo ka bilowday Nairobi Kenya

Guddoomiyaha Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Soomaaliyeed Max’ed Xasan Xaad ayaa sheegay shirarka ka soconaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay yihiin shirar ka dhan ah Nabadda iyo Horumarka Soomaaliya islamarkaana ay dhabar Jab ku noqon karto Midnimada Umadda Soomaaliyeed. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Heg: Argigixisada Soomaaliya weeraro ayey Noo soo qorsheenayaan

Wasiirka  arrimaha dibadda dowladda Ingiriiks Wilam Heg ayaa waxa uu sheegay in dalal ay Soomaaliya Ka mid tahay ay yihiin Meelaha qatarada uga imaaneyso dowladda ingiriiska. Heg ayaa Xaqiijiyay in qatar Argigixiso oo aan La dhayil san karin oo ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ma aqoonsan kartaa Sawirkaan Gorma ayaa laqaaday

Madaxweyne xasan sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore Dowladii KMG  Sheikh Sharif Sheikh Ahmed waxay ahaan jireen macalimiin iskool kahor siyaaada. sawirkaan Wuxuu ahaa 4 Aug,2006 waa graduation ceremony ,Dufcaddii ugu horeysa oo ka qalinjabisa Culuunta iyo Tiknoolajiyada ee SIMAD. sawirka … read more »

Posted in Photos | Leave a comment

Somali PM Pledges Commitment for Human Rights and Press Freedom

STATEMENT FROM THE OFFICE OF THE PRIME MINISTER 3 FEBRUARY 2013 His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon reiterated the Somali government’s commitment to upholding human rights and freedom of expression after a court hearing was adjourned until 5 February. … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ra’isal Wasaare Saacid waan dhowreynaa X/insaanka

Bayaan uu soo saarey Wasiirka kowaad ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayuu ku faahfaahiyey sida xukuumaddiisa ay uga go’an tahay dhawrsita iyo daryeelka xuquuqda dadka. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xili ay Muqdisho ka socoto Maxkmad la saarayo gabadh … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

CPJ : Cameron hakala hadlo Madaxweynaha Soomaaliya Gabood fallada Saxafiyiinta Soomaaliyeed

 Kulanka aad la qaadaneysid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Todobaadkan, waxaan jeclaan la heyn aad kula soo qaado arrimihii u danbeeyay ee ay dowladda Soomaaliya sameysay iyo sidoo kale dilalka loo geysanayo saxafiyiinta Soomaaliyeed. Mr. Ra’iisul wasaare, Wasiirka Arrimahada dibada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askar dowladda Ka tirsan oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda

Illaa 500 oo Askari oo Ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo tababar uu uga socday dalka Uganda ayaa halkaasi Loogu soo Gaba gabeeyay. Magaalada Bihangaa ee waddanka Uganda oo Askartaani uu tababarka uu uga socday ayaa waxaa Loogu qabtay Munaasabad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar Qarax oo ka dhacay Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Qaraxani oo ka dhashay Nin sitay Walxaha Qarxa oo ka dhacay Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxa uu sababay Khasaaro Isugu Jira dhimasho iyo dhaawac. “ Ninkii watay walxahaaan qarxa oo ka mid ah dadka Madowga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha Wasiirada oo kulan Xasaasi ah Muqdisho ku yeeshay [ War Saxaafadeed ]

War-Saxaafadeed Shirkii Golaha Wasiiradda Muqdisho, 02 Feb, 2013…. Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa looga hadlay sharciga maamul-u-samaynta Gobollada, Sarifka Lacagaha Qalaad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dacwadda Wariye Koronto oo Markale dib Loo dhigay

Xilli Maanta Loo Madlanaa in lamaxkamadeeyo Wariye Cabdi Casiis Koronto ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir oo qaadeysay Dacwadda Wariyaha waxa ay u dhigtay dib. Wariyahaan ayaa Loo heestaa in uu Sumcad dil u geystay Mid Ka mid ah Hay’adaha Dowladda Federaalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Boosaaso

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Maanta Nabadoon caan ah waxa ay Ku dileen Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari kaasi oo Lagu Magacaabi Jiray Suldaan Muuse Afrax Onkod ahaana Suldaanka Beesha Ugaar Saleebaan. Kooxaha dilka Geestay ayaa isaga baxsaday Goobta sida … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciyaarihii istunka Afgooye oo dib Loo billaabayo

Munaasabad Ballaaran oo dib Xarigga Looga Jarayay Markale Ciyaar dhaqameedkii is Tunka ayaa waxaa Lagu qabtay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Munaasabadani oo ay ka qayb Galeen Marti sharaf kala duwan oo isugu Jira Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Sh/hoose Xildhibaanno … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Mareekanka oo Walaac ka qabta Maxkamadeynta Wariye Koronto

Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda dowladda Mareekanka Haweeneyda Lagu Magacaabo Victoria Noland oo Lahadashay Warbaahinta ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqday in Maxkamadeynta Wariye Cadbi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim ay ku saleyso Dastuurka dalka islamar ahaantaana dowladdu ay Illaaliso Xuriyadda Saxaafadda Soomaaliya. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo ka Fikireysa in Soomaaliya laga qaado Xayiraadda Hubka

Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Mon ayaa waxa uu sheegay in  Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay in dib u eegis ay ku sameynayaan  Xayiraadda Hubka ee Saaran Soomaaliya. Ban ki Mon ayaa sheegay in Lama Huraan ay tahay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dhageyso Madaxweynaha oo qurba Joogta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u soo Laabtaan dalka

dhaeyso Baaq qurba Joogta uu u Diray Madaxweynaha

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

qarax Ciidamada Kenya Lagula eegtay Xerada Ifo ee dalkaasi

Weerarkaani oo ahaa Weerar oo bambaano oo lagu Tuuray Ciidamo ka tirsan Buliiska Kenya ayaa waxa uu ka dhacay Xerada Qaxootiga ee Ifo ee dalkaasi Kenya. Ciidamadaan oo Roondo ka waday Gudaha Xerada ayaa ay wateen waxaa lagu Tuuray Bambada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagay Briten

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayoa ayaa Saaka waxa ay gaareen Magaalada Landon ee Xarunta waddanka Briten Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment