Baabuur nin Soomaali ah uu waday oo fuulay tiirka korontada (DAAWO SAWIRADA)
Bartamaha Columbus — Baabuurkani oo uu waday nin Soomaali ah ayaa koray tiirka korontada, sida uu noo caddeeyay darawalkii gaariga shilka galay wuxuu haystay Laysanka yar oo Maraykanku bixiyo marka ugu horeysa oo aad ku baasto imtaxaanka gaari wadida ee qoraalka ah, taasoo kaliya oo laguu ogolyahay in markaad gaari wadayso uu kula socdo qof haysta laysanka weyn.
Shilkani wuxuu ka dhacay jidka Westerville meesha laga galo xaafadaha Capital Park oo marka aad bidixda u galayso ay dhib badan tahay marka la gaaro saacadaha shaqooyinka laga soo baxo. Shilkuna abaarahaas ayuu dhacay.
Mar aan taleefanka ku waraysanay darawalkii gaariga waday ayaa wuxuu noo sheegay in isagoo dhinaca bidixda ah u leexanaya uu kontaroolku ka lumay taasina ay sababtay in gaarigu fuulo tiirka korontada. Waxaana ila socday buu yiri mulkiilihii gaariga iska lahaa.
Meesha shilku ka dhacay ayaa waxay tahay meel Soomaali fara badani ay shil ku galaan oo dadka xaafadaha Capital Park degani ay wax badan codsadeen in loo sameeyo samaafale ama nalka baabuurta kala haga, iyadoo meel aad ugu dhow ay leedahay samaafale, waana halka ay iska jaraan jidadka Westerville iyo Oakland Park.
Halkan ka daawo sawiradii Bartamaha kasoo qaaday:

























I just saw today anigo usocdo xafada capital but the cops never let me use the road. so i had to make wareeg dheer
MOST SOMALI ARE JAAHIL MAN.
THEY CAME FROM RURAL AREA STRAIGHT TO AMERICA
THEY DON’T KNOW NOTHING.
THEY ARE STUPID.
MOST SOMALI ARE JAAHIL MAN.
THEY CAME FROM RURAL AREA STRAIGHT TO AMERICA
THEY DON’T KNOW NOTHING.
THEY ARE STUPID.
PEACE
[...] Bartamaha Columbus — Baabuurkani oo uu waday nin Soomaali ah ayaa koray tiirka korontada, sida uu noo caddeeyay darawalkii gaariga shilka galay wuxuu haystay Laysanka yar oo Maraykanku bixiyo sii aqri [...]
feysal jahil iyo rural area kala saar duqa….mid xigtaa adiga america kuma aadan dhalan soo dont call ppl who make small mistake jahil.get the fact this is car ..ppl who born america do more stupid mistakes more than this young man.. rural area ku dhalo ama america ku dhalo shil gaari cid walbo ka dhaxeeye……….
walaahi it’s funny KKKKK i i never seen one like this b4
Iam sure faysal used to be like this driver too kkkkk!!!
i hope they are fine
next time be careful
Hey! fucking Faysal , you are jahil, ignorant, stupid and much more. dont call my people jahil, they are most perfect most excelent people on the planet. I am sure you are worse then this man. As others mentioned before evry one makes mistake we are all human being. so dont pretend that you are perfect. no one can be perfect. allah subxaanuhu watacaa is perfect. know that idiot.
shilka wuu dhacaa marwalba oo wax iska caadi ah laakiin waxaan layaabanahay faysal dad ayuu jaahilnimo kusheegayaa laakiin asaga ayaa jaahil iila muuqda waayo qof shil galay waa jaahil muuna dhaheen, mida kale faysal oo kale ayaa kujira somalida waxay meel lagaari laadahay get out of here man.
ASW First, This young man got into a plain car accident which occurs no matter where in the world you live in. I can post some pictures of unbelievable car accident that that happened around the world, which will puzzle you. We hope this young man is okay. Faysal, walaal the word Jahil is arabic word and it means Ignored. Just because this brother is Somali and he was born (allegedly in a rural town in Somali) that made him an Ignored person? If that is the case, and you really believe that, then we can really see who is an ignored person. Third Brother Abdi you started your sentence with swearing and you ended with Allah Subxanallah Watacala, that don’t go together so please brother stop the swearing and instead use Subhanallah, you get reward for saying it. Salamu Alaikum.
allah have powe to contorl everthing and u see what is gonig on alxamdulilah
Man this is some sad and some funy..It is sad because for many somalis they will be view as ignorant and non drivers..on the other hand, it funny because hollywood pays alot of money just to do what the somali man did as accident instead he has to pay money to the government. Good luck….
ASC asxaabta codka dhiibaneysa, shilka waa dhacaa maalin walba, whether you were born here or back home, accident happens. there are more than Americans who get in to an accident every now and then. and is what ALLAH intended for this guy. so, alxamdulilah if he is safe and didnt get any injuries.
This goes to ma nigga Feysal.
let me tell u sxb, accidents happen in every days life and u judging it is making ass outta of urself.
Also callin a jahil to a somali person is an ignorant comment so u showed us how educated u r.
Waxaynu oran karaa darawalkaas ku cusub wadista baabuurtu ee gallay shilkan isaga ah in ay ku baxday Sadqo Illaah, maadaamo uu ka badbaaday halista laga dhaxlo shillalka baabuurtu keenaan. Qalladku waa dhacaa, shilkuna sidiisaba wuxuu noqday wax aan mararka qaar sina loo dhaafi karin, siiba xilliyada uu qalad yari kaa dhaco. Darawalkana taas ayaa asiibtay, inasktoo la tibaaxay, sida warbixintu ay sheegayso, in baabuurku uu ka baxay dawaralka farihiisa.
Kolley hawshani waxay u tahay waddaha baabuurkan dersi wanaagsan oo wax ku ool ah.
war ninkaan sadaqaa ku hagoogatay,laakiin aniga waxaa iiga
daran maraxaan dadka wadanka kucusub iyo soomaalidoo dhan
jaahilnimo ku caynaayo.
asc, waaw it’s amazing how he did this , i hope he is okey , shill nocan oo kale ah ma arag
lakin waa qadar ilahay , plz be cerefully next time , steerinkana labada gacan ku qabo ,kkkkkkkk.
faysal jaahil adigaa jahil ah hadii aadn jahil ahayn maxaad ku hadahsay oo aad walakaa oo shil galay ugu diganaysaa oo u leedahay badiye ayuu kayimi si aad adigu ku dhalatay america aleelehe adaa jaahil ah
thanx to Allah…accidents happen….
Too bad miskiin walaahi, city of Columbus will charge him more than $15,000 for the damages done to city properties (City did that to my friend)…………they will argue replacing the whole pole plus the labor………………ilaahay ha kuu gargaaro……………….SOOMALIYEEY, SHARCIGA ILAALIYA, ADIGOON LICENSE LAHEYN GAARI HA WADIN………………..
a/s to all my somali brothers and sisters love u all saas aa larabaa hadaan somali nahay anaga maisqadarino waxaan qadarinaa ama gaal ha noqdo ama carab war hadaan isqadarin lahayn isma dagaalnayn waxaan umalaynaa ninkaas haduu american ama cidkale ahaan lahaa you feel sorry for him camon brothers dadka wa is walaal shadaa aan is walaal shano kadib horomar ayan gari lahayn w/s love “shiiqa from Australia
a/c to all somalian brothers and sisters waxaan walaalkeen FAYSAL leeyahay walaal maalin waliba shil wuu dhacaa it happened the best driver in the world so don’t your somali brother like that i hope all the best and becareful when you want drive a car SALAAM this is your brother and i love all of u where ever u stay .
kkkkkkkkkkk that’s the answer 4 faiso sory faisal.,…
it goes to faysal: the empty vessels makes the most noise or the greatest sound.
u r ignorant and u talk more than wise pple
Ingiriiska Al-Cimra miyaa waxaas??!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
wonderfull,ninka baaburka wadey wanini cajib ah ,armu yahay pilot just imagine sidu mesha uu korsiyee,waxaan rajeynaya inu allah ubarbadiyee
As/a waan idin wada salaam waan wada aragnay Accident ka laakiin waxaa is weydiinley gaarigaan siduu ku koray meeshaa dhan mala jiida mise waala saaray hahahahahahahah
As/a waan idin wada salaam waan wada aragnay Accident ka laakiin waxaa is weydiinley gaarigaan siduu ku koray meeshaa dhan mala jiida mise waala saaray hahahahahahahah
hadana habo koree tiir koronto maxaa saaaray yaaab accident waa dhacaa laakiin tiir koronto kkkkkkkk aad iyo aad ayaan uuga xumahad sxb be careful next time iyo tiiryaasha
Somalis should not even try to drive until they get the main driver’s license. This became a routine stupidity which often claims lives of innocent people. I remember four years ago when a new drivers run over a prominent Somali poet in west Columbus.
Come on people…… what’s going on, we should stop this once and for all……….
ascwrx waal waan idin salamay dhamantiin salan ta islan bacdi salan shika gaariga kudhacay waa wax cajiib ah oo qatar ah shikana waa wax iska halis ah qof kasta ayuu ku dhici karaa ee ma ahan in laysku caayo waal marka cayda mafecna ee waxan idinku waanin lahay in aad afkiina ka ilalisaan mahadsanidiin
i think that is serious but a record that he has set for ass wholes like faysal kkkkkkkkkkkk
He’s innocent accident look this is miracle accident instead crashing into other road users mosltly motor vehicle .
Ninkan wuu nasiib badnaa Illaah baa badbaadshay waxaan dhihi lahaa waayo aragnimo buu ka qaadaya waayo qof aan qalad galin waxba ma barto
WAXAAN ARKI JIIRNAY NIN NAAG FUULO BAABUUR FUULAY TIIR WAA NO KOOW
its so funny jst hope u ok nxt tyme take care wali kan o kale lama arag somaliyey waxa ogaata ayaga o american ah aye sidaan ka daran aye sameeyan now this
faysal , i think u ar aabaha jaahilka. how do u say khalad yar waa jaahil and rural.
i think qofkaste khalad wuu sameeyaa . adiguba markaad maraykanka timiday sodigii mayoonayska wajiga marsaday eed kreem moodaysay. waan ku aqaanaa faysal .
dhoore foqal dhoore
nacas yo ho you are stupid man
asc wrwb walee kan sadaqaa kuwaajibtay alaw khaatumada khayr noogu khatin
you guys are so funny why u guys making funny of faysal he was just making a point ,but made a wrong mistake u all will once do the same !!!!
FAYSAL!! your so stupid why u making fun of the somailans no one perfect don’t u ever watch hannah montana?? “NOBODYS PERFECT” Y
suaal? feysal xaguu ku nool yahay ? and feysal u baakaati idiot ,
in la saraaba u maleysaa kkkkkkkkkkkkk
asc asxaabta xawayaanka waxuu ku hadlaayo waa maxay faysal war waa cawayaan war walaalkaa oo shil ku dhacay miyaad saas leedahay heer baadiyo caadi ayaad tahay walaahi war waxaad tahay kuma naqaanee hadalkaasoo kale iska daay aad ku dhaqmeeyso iska ilaali waxaasoo kale cawayaan ayaad iska dhigee bee kkkkkkkkkk sxb keeykoow iskailaali waa walaalkaaa oo muslim ah sxb iska fiiri yeeysan kaa hoos bixin qeyr ayaan kuu rajeynaa
War MARYOOLEY sheekadaan nin somali ah oo shil baabuured kalay, waxaaba kadaran dhamaan somalidan warka uun kala wada,,,,waryaada wax ma idiin sheega iska hilmaama wixii dhaceen waa dhaceen waa qadarda Allah waana hool naga wada weeyne maxay u dheceena mala dhaho kanbaa yiri iyo kaasbaa yiri iyo anaa iri ee SHIT HAPPENS. So stop the yip yap and mind your own bussiness……..WABILAAHI TOWFIQ
darawal aan caadi aheen aaba tahaye illah waa ku badbaadiyee labo rakco oo qushuuc ku jiro duko ayaan ku leeyahay aniga bro
ACW-salaan ka dib dhalinyarada gaariga wadatay abti iyo adeer ayaan u ahay…cawska ayaa qoyanaa xawaare lama filaan ahna jeerida ayuu ku galay.
Waxaa ka darnayd oo ay booliskii la yaabeen in wiil iyo gabar saarnaa ay ka soo degeen. Waa dad geedo fuuli jiray…sida uu sheegay Faysal, hadii reer Maraykan ay ahaan lahaayeen dadka saaran gaariga, iyaga oo suuxsan naxdin darteed ayaa loo imaan lahaa. Soomaalida waa dad wanaagsan ee gacanta cadowga iyo dabadhilifyo naga mid ah unbaa doqonimada guud iyo halkaan naalno noogu wacan.
Wabilaahi Towfiiq
asc waad salaamantihiin walaalayaal waxaan aad uga xumahay jawaabta uu ku jawaabey feysal walaal soomaali waa wada baadiye laakiin ha u m noqon jawaabta foosha xun ookale
niga wat u ve ben smoking man wat ever u did was the shit u must be smoking some good shyt
I DON’T BAMLE YOU TO BE Thoughtless @FASYAL , BECAUSE YOUR Interview FOR Your FOOD STAPES AND ACIDENT HAPPEN SAME TIME, SO U THINK LIFE Is Worthless THEN being late for your Interview for FOOD STAPES. ALLAH KABAR
I hope whoever was in that car he/ she is ok and pray for them to get well.
The driver of this vehicle probably didn’t have the proper training to many Somalis failed to obtain their driver license legally and as result they start buying their driver license from people who work at the DMV. shame on you people.
asc masha allah ninkan cadi mahan aniga waxa ila yab ah ninka wax ayuu baranayay aya ladhahey maxa hadan baburka mesha sarey jid miya mesha masha allah cadi mahan wlhi
Xamdilaahi calaa salaamaat, waa walaalkayga Ilaahayga qaadirk ah ka badbaadiyey shilkaas baabuur. Ilaahay haloogu xamdiyo inuu dhibkaasi oo kale ka koryeelo dhamaan Soomaaliweyn meel walba ay ku nooshahay. Aaamiin . Inshaa Alaaahu.
Faysal have you get any rational human capacity? with out doubt is no.
Why people like Faisal should be given the venue to spread their venomous ignorance.
Reer baadiye is nothing wrong boy. what a bitter feeble twist boy. very poor comment. Sad joke.
salamaad min kuli afaad
walaal aad been uga hunyehay shilkan culus walaal
iam verry sorry about this havvy problem happent to awer somali brothers
this is movie bro
Marqaan aa la dhahaa taas
more like stun man looooool