Baaq Nabadeed – Ahmed Naji & Seynab Labadhagax

Posted on Nov 8 2012 - 7:33pm by Chief Editor

Bartamaha — Hees cusub oo wadani ayaa waxa soo qaaday fanaanka wayn, mulaxanka, Abwaanka Axmed Naaji iyo Fanaanadda wayn ee Zaynab Laba Dhagax.

Heestaan ayaa waxa lagu taagerayaa dowladda cusub ee ka dhalatey Soomaaliya taas oo ah mid rasmi ah uu wadanka yeeshay kadib 12-sano oo dowladdo KMG ah.

Daawasho wanaagsan