Calendar

Bal Wax Dheh Panda-daan banooniga haysata!

Sawirkan ayaa waxaa ka muuqda Panda haysata Kubadda Koleyga, sida nooga muuqatana waxaad moodaa inay adiga kuu bootaynayso, Haddaba qeybtan Soomaalo ayaan ugu magacdarnay Bal Wax Dheh oo macnaheedu yahay laba sawir baan ku siinaynaa mid wax ku qoran yihiin iyo isagoo caadi ah. Adigana waxaa lagaa rabaa inaad waxay kula tahay kusoo qorto kan banaan oo aad soo geliso Soomaalo.com (Bog kaliya samayso dabadeedna soo gasho waxaa rabto).

Sawirka maran:

 




Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured.
« »

Comment: