Calendar

Barlamanka Somalia oo Ansixiyey Qorsha howleydka Xukuumada

Kulan balaaran oo ay kasoo qeyb galaan 152 Xildhibaan oo uu horkacayey gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Prof  Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa waxa looga dooday agolaanshaha qorshaha howleydka Xakuumada Somaalia Labada ee nasoo aadan.

Afhayenka barlamanka oo la hadlay xildhibaanada kulanka isugu yimid ayaa waxa sheegay in danta umada iyo dalka ee ku jirto Qorshaha Xakuumada so bandhigtay ee manta horyaalo xildhibaanada islamarkaana ee fiicnaan laheyd in la ansixiyo.

Gudoomiyaha barlamanka oo Xildhibaanada ku wargaliyay in  ay codka gacan taag ah u qaadaan ayaa waxaa  ogolaaday 149 mudane halka ay ka aamuseen 3 kale, waxaana uuna ku dhawaaqay afhayeenka baarlamanka in uu yahay Qorsha howledka xakuumada mid ansax ah.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: