Cadaalad, Dil Toogasho iyo Lacag (VIDEO)

Posted on Oct 30 2012 - 12:23pm by Chief Editor

Dambiilayaasha ku jira Xabsiga Boosaaso ayaa qaarkood ay ku xukuman yihiin dil toogasho ah, Jamaal Cusmaan oo ah weriye u shaqeeya Channel 4 (UK) ayaa kasoo duubay warbixin naxdin leh oo hadana cajiib ah.

Daawo Muuqaalkan sida hagaagsan la isugu soo dubariday.

Video: Channel 4