Hees Cusub:Haboon By Faysal Jawaase (VIDEO)
Heestan waxaa Codkiisa ku soo gudbinaya wiil kii sandkan Faysal Jawaase Waa Fanaankii Sandkan Soo saaray Heestii Danab iyo Hilaac hadan wuxuu soo diyaariyey hees Hido iyo Dhaqan ah oo la soo Casiriyeeye waxaa soo Duubay Himilo Studio wuxuu hadana ka shaqaynayaa hees cusub oo uu wiigan soo gudbinayo ku raxaysta heestan cusub kuna qora Figradiina waxaad More...
OBAMA Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado OKLAHOMA
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Madaxweyne More...
AMISON Oo Sheegtay In Ay Lawareegeen Deegaano Ka tirsan Gobolka Bay
Taliska Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bay. Afhayeenka Ciidanka AMISOM korneel Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno More...












