Documentary Film: Waxbarasho ayaa Horumar lagu gaaraa – Education leads to Progress (Subtitled)

Daawo Documentary film ay soo sameeyeen Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland . Filinkan ayaa si weyn uga turjumaya horumarka ay waxbarashadu leedahay iyo horumarka ay qofka u hoeseedi karto. www.Bartamaha.com wuxuu u mahadnaqayaa Dowladda Puntland ee Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdi Faarax Juxa. Daawo:  More...

by News Desk | Published 493 days ago
DHAQAN
On Wednesday, May 22nd, 2013
0 Comments

Bandhig Dhaqameed Lagu soo bandhigaye Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Oo Lagu Qabtay Nairobi

Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xafladan oo si heersare ah loo soo More...

OBAAMA
On Wednesday, May 22nd, 2013
0 Comments

OBAMA Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado OKLAHOMA

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Madaxweyne More...

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE
CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";