Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Koofurta Kuuriya [SAWIRO]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraqaadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Koofurta Kuuriya ay usoo dirsatey Soomaaliya Danjire kim Chan wo. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay safiirka cusub ee Koofurta Kuuriya kim Chan wo sida uu ugu faraxsan yahay in xiriirka labada dal ka dhexeeya labada dal More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...
Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa
Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey More...










