Scroll to Top

Masaajidka iyo Xarun dhaqameedka Dar Al-Hijrah ayaa al baabada u furay kuna soo dhaweeyay dhamaan dadka degan kuna dhaqan labadda magaalo ee mataanaha ah (Minneapolis/St.Paul) iyo nawaaxigooda ee Gobolka Minnesota. Xafladdan ayaa waxay dhacday Khamiistii, April 2, 2009. Maamulka Masaajidka iyo Xarunta Darul-Hijra ayaa sheegay in cidkasta oo rabta ama khusaynaysa in ay...Continue reading »

Pirates flee from the German navy as the frigate Rheinland-Pfalz intercepted them in the Gulf of Aden off Somalia's coast on March 3, 2009. The German navy detained nine people on March 3, 2009 after they tried to attack a German merchant ship, German media reported. (REUTERS/Bundeswehr) Somali pirates continue their attacks against international ships in and around...Continue reading »

Dukaanka FSG. Dukaankan ayaa lagu gadaa dhar kala nooc ah, cajaladdaha, kabaha iyo alaabo kala duwan. Waaxda sir raadinta ee FBI da ayaa waxay maanta baartay saddex xawaaladood oo ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. FBI da ayaa maanta iyaga oo wata warqad iyo cadeyn ogolaansho u siinaysa in ay baaran xawaaladdaha kala ah, Al-Mustaqbal, Qaran Express iyo...Continue reading »