Scroll to Top

Waxaa maanta oo jimca ah bisha juuna ay tahay 26, 2009 meesha kabaxay ku diri kuteentii kusaabsanayd mustaqbalka laacibka wayn ee reer portugees una ciyaarijiray kooxda Mancherter United kadib markii uu lix sano u saxiixay naadiga real madrid. Ronaldo oo ah wiil da’ yar noqdayna xidiga aduunka sanadkii 2008 ayaa baryihii dambe laysla dhexmarayay in uu ka tagayo...Continue reading »

Ciyaar wacdaro leh ayaa ka dhacday maanta Koonfur Afrika, waa koobkii loogu magac daray “Confederation Cup”, waxaa kama dambaystii isugu yimid labada wadan Brazil iyo USA. Ciyaarta markiiba waxaa laba gool yeeshay ciyaartoydii matalaysay USA iyagoo aad mooday inay weerar iyo weerar celin kulul ku hayeen Brazil, laakiin waxaa ciyaartu gebi ahaanba ay is bedeshay...Continue reading »

JOHANNESBURG, Jun 28: Brazil hit back dramatically from 2-0 down to win the Confederations Cup Final 3-2 – after Clint Dempsey and Landon Donovan had shot the United States into a two-goal lead after 27 minutes at Ellis Park. Superior class and skill triumphed in the end but the committed Americans pushed the five-times world champion to the brink of a shock defeat...Continue reading »

Bartamaha– Xulka kubada cagta ee Koonfur afrika ayaa saacado kahor waxaa koobka confederation ka reebay xulka brazil. Koonfur afrika oo ciyaar aad loola dhacay soo bandhigtay ayaan hadana nasiibku saacidin waxaana hal iyo waxba ooga raayay brazil. in kastoo ciyaartu u muuqatay mid isku dheelitiran hadana koonfur afrika ayaa weerar laba afla’ah ku haysay difaaca...Continue reading »

 Bartamaha — Ciyaar layaab leh oo dhexmartay wadamada masar iyo maraykan ayaa waxaa guul lama filaan ah kasoo hoosay dalka maraykanka. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan islamarkaasna ay dad badan sugayeen in ay Masar si fudud Masar uga takhalusay xulka maraykanka ayaan waxay noqotay mid dad badan kayaabisay. Masar oo loo yaqaan brazilshii afrika...Continue reading »

Bartamaha — Saadaashu muhiin balse mararka qaarkood qar baa laga ladhacaa. Ciyaartii faraha lays kula tagay ayaa dhexmartay xulalka Spain iyo maraykanka saacad ka hor magaalada BLOEMFONTEIN, ee Koonfur afrika waxaana guul taariikhi ah markale soo hooyay xulka maraykanka. ciyaartan oo ahayd mid taariikhda kubada cagta meel wacan ka gashay ayaa ku soo dhamaatay 2-0....Continue reading »

Bartamaha —  Inkastoo xulka spain uu uga badiyay 2-0 kooxda kubbada cagta ee wadanka south africa hadana waxay u soo baxeen wareega xiga ee semi-finalka kadib markii ay barbardhac ku dhamaaatay ciyaartii dhexmartay xulalka ciraaq iyo newzeland oo ay isku guruub yihiin. south africa oo ah wadanka koobkan lagu qabanayo ayaa waxay aad isugu dayaysay in ay badiso...Continue reading »