Ciyaaryahanda Real Madrid oo taageerahooda u diray Tito Vilanova
Sidii la filanayay waxa lagu arkay ciyaartii xalay dhex martay labada naadi ee Real Madrid iyo Malaga, inay soo gashadeen ciyaaryahanada Madrid garamaan ay ku taageerayan tababaraha Barcelona ee Tito, kaaso qaliin lagu sameeyay dhawaan. Kooxda Barcelona aya cadaysay in uuso noqday xanuunkii Tito, halkaaso uu galay qaliin si looga daweeyo cudurkani, More...
Bandhig Dhaqameed Lagu soo bandhigaye Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Oo Lagu Qabtay Nairobi
Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xafladan oo si heersare ah loo soo More...
OBAMA Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado OKLAHOMA
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Madaxweyne More...












