Scroll to Top

Waxay cadaysay “Yolanthe Sneijder-Cabau” gabadha laacibka xulka qaranka Holand iyo kooxda Inter Milan, in ninkeedu ka tagi doono San Siro suuqa  ”Mercato” ee bisha January. Dhinaca kalena  waxa uu yahay mustaqbalka kooxdiisa mid mugdi ah, ka dib markii uu diiday inuu heshiiskiisa dhimo halkaso khilaafad ka dhex dhalisay naadiga inter.   Waxay ku dartay Cabau...Continue reading »

imgres

Arsenal ayaa ka fiirsaneysa inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Barcelona David Villa, sida ay qortay Daily Mail. Arsene Wenger iyo shaqaalihiisa...Continue reading »

Ricardo Kaka 132bnb

Real Madrid ayaan kooxdooda xoojin doonin bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga, islamarkaasna ciyaaryahanka aan fursadaha badan helin Kaka...Continue reading »

imgres-1

Laacibka qaranka ivory coast  iyo kooxda Man City Yaya Toure ayaa loo caleema saaray ciyaaryahanka ugu wanagsan qaarada africa sanadkaan sii dhamaanayaa...Continue reading »

Ilo wareedyo si weyn ugu dhaw laacibka Cristiano Ronaldo ayaa sheegaya in laacibka uusan dabaal dagi doon in hadii gool uu dhaliyo kulanka Man United la leeyihiin ee qeybta ka ah wareega 16-aad ee Champion-ka . War midkaan u dhaw waxa uu ka soo yeeray tababaraha United Sir Alex oo sheegay in taageerayaasha United sugi la yihiin in ay arkaan Ronaldo ayan ku soo dhaweyn...Continue reading »

1 Indhaha oo dhan waxa ay maanta ku sii jeedaan Nyon iyadoo kooxaha ugu fiican qaarada Yurub ay maanta isku wajihi doonaan isku aadka wareega 16ka ee Champions League. Real Madrid, Barcelona, Manchester United, Juventus, AC Milan, Porto, Borussia Dortmund, Bayern Munich iyo Celtic ayaa hore u soo qaaday koobkaan, waxaana ay hami ka qabaan inay mar kale ku guuleystaan. Halka...Continue reading »

Sir Alex Ferguson ayaa ka hadlay kulankii uu dhawaan la qaatay Pep Guardiola, isagoo sheegay in tababarihii hore ee Barcelona inuusan haatan wax qorshe ah u diyaarsaneyn. Guardiola ayaa 12 bilood fasax ka qaadanaya kubada cagta ka dib afar sanno oo uu joogay Camp Nou, laakiin waxaa si joogta ah loola xiriirinayay kooxo waa weyn oo ka mid yihiin PSG, Chelsea, Manchester...Continue reading »

Juventus ayaa lagu waramayaa in muddo laba bil ah ay weynayaan daafacooda birta  ah Giorgio Chiellini kaasi oo dhaawac culus uu ka gaaray dhanka laf dheerta . Waxaa lagu waramay in Giorgio Chiellini in  uu ku dhaawacmay xisada tababarka kooxda ay arbaacdii qaadanayeen , iyadoo sidoo kale laga baqayo in intaas ay ka badato maqnaashihiisa. Marwada duqoowday ayaa haatan...Continue reading »

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in weraryahanka Barcelona David Villa uu u dhaw yahay in uu ka huleelo Barcelona marka suuqa kala wareega uu fumo , waxaana la xusayaa in horyaalka ingiriiska uu gaari doono iyadoo uu ka galayo daaqada Sawansea City . Xili ciyaareedkaan Villa daqiiqado yar uun ayuu helay ka qeyb galka ciyaaraha Barcelona , waxa uuna tababaraha xanuusan Vilanova...Continue reading »

Naadiga Bayern Munich ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in hishiiska ay u kordhiyeen xidigooda da`da yar ee Thomas Müller iyadoo uu la sii joogayo ilaa iyo sanadka 2017-ka . Madaxa kooxda ayaa ka sheegay bogga Bayern Munich In Muller  uu muujiyay rabitaankiisa ku aadan in uu baaqi ku sii ahaado kooxda , waxa ayna maamulka muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in laacibka...Continue reading »

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Alex Song ayaa qiray in arin gaar ay u ahaan laheyd hadii koxdiisa wareegga 16-aad ee horyaalka kooxaha yurub isku aadaan kooxdiisii hore ee Arsenal . Maanta ayaa la qabanaya munaasabada qoryo tuurka wareega 16–aad waxaana si weyn loo tilmaamayaa in Barcelona iyo Arsenal isku aadaan . “aad ayaan u farxi lahaa hadaan ku laabto...Continue reading »

Kubad sameeyaha kooxda QPR Adel Taarabt ayaa shaaca ka qaaday in naadiga Barcelona iyo kooxda dalka RassiaAnji Makhachkala ay si weyn u daneynayaan in ay la hishiiyaan . Inakstoo hishiis afar sano gaaraya uu u saxiixay laacibkaan u dhashay Maroco kooxdiisa QPR hadana waxaa laga soo xigtay afkiisa in kooxahaas ay weydiiyiin xaalkiisa , balse madaxa kooxda ayaa ku war giliyay...Continue reading »

psg-paris-foot-football-l1-comptes-crise-subvention-ps-delanoe-subventions-1

Sheikh sacuud bin cabdi raxmaan aal taani, gudoomiya olmpics-ka Qatar iyo garabka koowaad ee mulkiilaha kooxda Paris Saint Germain ayaa cadeeyay in Cristiano...Continue reading »

Kulan Xiiso Badan oo Caawa isha lagu wada hayay ayaa ka dhacay Garoonka Kooxda Barcelona ee Camp Nou taas oo dhex marayay Labada Kooxd ee ugu Sareeya Horyaalka La Liga  ee Barcelona Vs Atletico Madtid waxuuna ku soo dhamaaday 4 iyo 1 oo Barcelona ay ku dubatay Kooxda Atletico Madrid. Xiddiga Kooxda Atletico Madrid Falcao oo ka naxsaday Kooxda barcelona Daqiiqadii 31 ayaa...Continue reading »

LINE-UPKA MACQUULKA AH READING Federici Cummings, Pearce, Mariappa, Shorey        McCleary, Leigertwood, Tabb, McAnuff         Hunt, Le Fondre ARSENAL Szczesny Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs Arteta, Wilshere Oxlade-Chamberlain, Cazorla, Podolski Giroud Reading ayaa laga yaabaa inay dib u soo dhaweyso Jason Roberts iyo Pavel Pogrebnyak...Continue reading »

7 Kooxda kasoo jeeda wadanka Brazil ee lagu magacaabo Corinthians ayaa qaaday koobkii aduunka ee kooxaha, halkaasoy ka qaaden koobkan naadiga Chelsea ee wadanka England, kuwaaso kaga badiyay gool iyo waxba. Gool ka khaliya ee ciyaarta la dhaliyay ciyaaryahanka Peruvian-ka ah ee  “Guerrero”,kaaso ah goolkii labad ee uu dhaliyay ka dib marki uuka soo dhaliyay kooxda...Continue reading »

U Robin van Persie, Tom Cleverley iyo Wayne Rooney Goolal ay dhaliyeen ayaa kaafi ku noqday kooxda Manchester United inay hogaankooda kusoo xajistaan kulankii ay ku qaabileen qalcada Old Trafford  Kooxda Sunderland waxaana ay uga farxasheen 3-1 . Manchester United ayaa goolka ugu horeeya heshay  daqiiqadii 16aad, waxaana kubad uu soo farsameeyay Ashley Young shabaqa...Continue reading »

Wenger ayaa amaan kala dul dhacday xidiga u soo baxay kooxda Milan ee El shaarawy isaga oo sheegay in uu aad u jecleestay hab ciyaareedkiisa xilli Milan u muuqato in laacibkaan si sahal ah ku fasixi doonin . Laacibkaan asal ahaanta ka soo jeeda Masar ee haysta dhalashada Talyaaniga ayaa ah xidiga ugu cad xilli ciyaareedkaan Milan , waxa uuna hayaa hogaanka gool dhalinta...Continue reading »

Inkastoo natiijooyin aan wax ku ool aheyn la yimaadaan xilli ciyaareedkaan kooxda Arsenal hadana laacibka dhawaan dhaawaca ka soo kacay ee Jack Wilshare waxa uu leeyahay waxaan aminsanahay in Arsenal ay ku guuleysaneyso sanadkaan horyaalka ingiriiska . Wiilsha dhalinyarada ayaa bilaawgii xilli ciyaareedkaan la soo galay garoomada dar dar xoogan taasi oo keentay in loo...Continue reading »

  Macalinka Man City Roberto Mancini ayaa amaanay qaabka ciyaartooyda City u ciyaareen kulankii New Castle isaga oo xusay in guul daradii United aysan saameyn ku yeelan . “waxaan fariin u dirayaa Alex oo aan leeyahay horyaalka weli ma dhamaan City-na waa u taagan tahay weli horyaalka waa furan yahay cid is laheyn siin karta ma jirto”ayuu sii raaciyay . “lixda...Continue reading »