Published On: Thu, Dec 27th, 2012

Chelsea oo Lampard ku dartay liiska ciyaartoyda iibka ah

Share This
Tags

Laacib sharafeedaka kooxda Chelsea Franka Lampard oo dhaliyay gool 25-yard ujiray shabaqa kulankii uu kooxda kabtanaka u ahaa ee 8-0 uga badiyeen kooxda Aston Villa Asbuucan ayaa loo sheegay in raadsado koox uu u ciyaaro .

34 jirkan ayaa maaulka kooxdiisa waxa ay si aan qarsoodi laheen ugu sheegan in 1 –da bisha January uu soo gabagabeeynaayo mudadii uu ku sugana Chelsea uuna ku biiro koox kasto uu doonaayo .

Warar ku dhaw dhaw Stamford Bridge ayaa xaqiijinaaya in Frank uu ku qanacsanyahy in kooxdiisa uu iskala sii joogo laakin taasi way ka duwantahay go’aanka maamulka kooxadiisa .

Lampard ayaa waayo xusid mudan la soo qaatay tageeryaasha daacada u ah waxaana uu ka caawiyay ku guuleysiga tartanka qaarada yurub ugu weyn ee Champions League, 3 Premier League , 4 FA Cups iyo 2 League Cups.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";