Published On: Thu, Dec 27th, 2012

Chelsea oo Xalay ka talaabsatay kooxda Norwich City

Share This
Tags

Ciyaar aad u xiiso badan oo Xalay ku dhex martay Garoonka Kooxda Norwich City Kooxaha Norwich City Vs Chelsea taas oo ka tirsaneyd Horyaalka Premier Leugue waxaana halkaasi lagu dubtay Kooxda Norwich City kadib markii looga badiyay 1 iyo 0.

Kooxda Chelsea ayaa ciyaarta ku soo gashay Qaabka cusub ay maalmahaan ku ciyaarayeen iyadoo Mikel uu booska kala baxay Frank Lampard halka David Luiz uu mar kale ku soo bilowday khadka dhexe oo maalmahaan ciyaarayay.

Dhanka kale Iyadoo Chelsea aysan abuurin fursado badan qeybtii hore ee ciyaarta ayaa hadana waxa ay hogaanka ciyaarta qabteen daqiiqadii 38 Juan Mata ayaana hogaan u dhiibay markii ay kubad si wadajir ah uga soo shaqeeyeen Oscar iyo Moses.

Qeybtii Labaad ee Ciyaarta wax goolal ah laba koox ma kala dhelin waxaana Kooxda Chelse Saddex dhibcood ay kula soo noqoneysaa Magaalada London kadib markii ay Kooxda Norwich City ay kaga badiyeen 1 iyo 0 oo uu dhaliyay Qeybtii hore ee ciyaarta Juan Manta.

Kooxda Chelsea haatan waxeey lee dahay 35 Dhibcood waxeeyna ku jirtaa kaalinta 3 waxeeyna 11 Dhibcood ka hooseeysaa Kooxda Hogaanka heysa ee Man Utc oo leh 46 Dhincood .

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";