Calendar

Ciyaaryahanda Real Madrid oo taageerahooda u diray Tito Vilanova

hihi2-1689

Sidii la filanayay waxa lagu arkay ciyaartii xalay dhex martay labada naadi ee Real Madrid iyo Malaga, inay soo gashadeen ciyaaryahanada Madrid garamaan ay ku taageerayan tababaraha Barcelona ee Tito, kaaso qaliin lagu sameeyay dhawaan.

Kooxda Barcelona aya cadaysay in uuso noqday xanuunkii Tito, halkaaso uu galay qaliin si looga daweeyo cudurkani, sababtaa awgeedna ciyaaryahanada Real Madrid waxay soo gashadeen garman ku qoranyihiin (animo Tito) taaso micnaheedu tahay “geesi ahaw Tito”

 

 

hihi2-1689

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Sports.
« »

Comment: