read more »">
Calendar

Daawo Dardaarankii laga qaadan waayay Jaale Siyaad Bare 20-Sano ka hor oo hadda taagan (VIDEO)

siyaad BARREBartamaha (Muqdisho):- Madaxweynihii Jamhuuriyada Soomaaliya Jaale Maxamed Siyaad Barre oo 20-Sano ka hor uga digay Bulshada dhibaatada hadda dalka ka taagan.

Allaha u Naxariistee Jaale Maxamed Siyaad Barre Sanadii 1990-kii waxa uu Jeediyay hadal Dardaaran ahaa balse dhag loo dhigi waayay oo hadana toos u soo baxay dhacdooyinka uu ka digayay.

Keydka Taariikhda Madaxweynihii Soomaaliya Gen.Maxamed Siyaad Barre ayaan ka soo dhex helnay hadal dardaaran ahaa oo xaqiiqda abaarayay kaasi oo hada aad moodo in uu ka hadlayo xaalada taagan Sanadan 2010-2011.

Bal 20-Sano ka hor wax uu Fahmay Madaxweynihii Soomaaliya maxaa loo Fahmi la’yahay hadda??!!

Dardaarankan 20-Sano ka hor baa la qaadan waayay!!

Dhuux oo Dhagayso, Maxaa kaaga baxaya Hadalka Madaxweyne Siyaad Barre.

VIDEO:-

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: