Calendar

Daawo Gabar sheegtay in 2 Weriye ay kufsadeen (VIDEO)

Faadumo Cabdiqaadir Xasan oo 19 jir ah, deganna magaalada Xamar ayaa sheegtay in galab galbaha ka mid ah uu Jibriil oo ah sawirqaade u shaqeeya SNTV Cabdi iyo Afrika oo ah weriye ka tirsan Radio Muqdisho ay guri kusoo xaraysteen oo ilaa iyo habeenkii ay kufsanayeen iyadoo weliba Jibriil uu ka shaqo tagey markuu kufsaday gabartan sida ay sheegtay dabadeedna uu habeen barkii kasoo noqday shaqadiisii halkaasna uu kufsigiisii kasii watay.

Daawo Faadumo oo ka waramaysa sida ay wax ugu dhaceen:

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: