Published On: Tue, Dec 25th, 2012

Daawo Garoonka Kubada cagta ee Koonis Stadium oo maanta lagu guuleestay in ladhigo Cowskii macmalka ahaa

Share This
Tags

Share

Waxaa maanta oo isniin ah si rasmi ah loo soo gabagabeeye qorshihii Cows-dhigista Garoonka Lbaad ee Ugu wey Soomaaliya Ee KoonisStadium  Maalmihii La soo Dhaafay shaqo adag ka socotay Garoonka Labaad ee  Dalka Somalia ugu weyn ee Banaadir Stadium taasoo ahayd Fidista Cawska Garoonka Waxaana in badan oo dadka Somalia ah aad u sugayeen inay Arkaan Arintan Maanta La soo gaba gabeeyay

Madaxda Xiriirka Kubada Cagta Somalia ay ka qayb gashay Maanta Fidinta Cawska qaybtii ugu Dambeeysay Waxaa Kamid ahaa

Xogoyaha Guud ee Xiriirka kubada Cagta Somalia

Cabdi Qani Siciid Carab

Madaxa Tartamada Xiriirka Kubada Cagta

Cali cabdi Maxamed Cali shiino

Sidaana Maanta Waxaa Lagu soo gaba gabeeyay Dhigista Cawska Mid kamid Garooma ku yaal Caasimada Somalia ee Muqdisho.

Waxaana Arintan aad ugu Farxay Dadka Somalia Qaybtooda Jecel Sports-Ka maadaama Garoonku uu kamid Naqday Garoomada Cawska Leh ee Caalamka ,waxaana la filaya ain dhawaan ciyaaro kala duwan lagu qabto.

 

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";