Published On: Mon, Dec 3rd, 2012

Heesa caan ah oo lagu amray inuu bixiyo $1M Laptop-kiisa oo lumay awgeed [VIDEO]

Share This
Tags

Ninka caanka ah oo heesa, Rap-kane sameya, Ryan Leslie oo laptop-kiisa uu lumay, ayaa sameyay balan qaad inuu bixin doono $1,000,000 oo DOLLAR-ka Mareykan-ka hadii si nabad ah loogu soo celiyo.

LAAKIN QIYAAS …

Ugu danbeyntii markii nin German ah oo meel gawarida lagu iibiya ka shaqeeya uu helay Laptop-kii ayaa isku dayay inuu dib u ceshto balanqaadkiii uu sameyay – Oooh – Taas ma fiicna, Leslie. Waxa ay aheed inaad iska bixiso.

MAXA DHACAY?

Hada qaadi ayaa ku amrey inuu lacagtii u balan qaaday iska bixiyo markii dacwad ay ka socotay maxkamad ku taala New York muddo 2-sano ah.

Hada waxa isweediin leh Ryan Leslie ma qasaaray mise waa uu faa’iday? – Maxaase dhacayo hadii ay dadka wada ogaadaan waxa u sameyay, mase laga yaaaba iney dadka dib ula laabtaan iney dhahaan “Fanaankii Caan-ka ahaa”?

DAAWO MUUQAALKA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";