Calendar

Daawo Heesta DEGMO – King Khalid (Bartamaha Original)

Waxaan maanta idiin haynaa Bandhiggii ugu horeeyey ee heesta cusub ee sida cajiibka ah loo duubay oo uu inoo qaadayo fanaanaankeena qaaliga ah, waa King Khalid.

Heestan ayaa la magac baxday Degmo, laakiin qiimaheeda iyo qaabka loo duubayba wuu ku qancin doonaa, waxaana mahad gaar ah iska leh Jiheeyaha heestan.

Hadal yar iyo howl badan ayaa horay loo yiri, haddaba mudanayaal iyo Marwooyin….. DEGMO iyo King Khalid.

 

Comments

comments

Category : Featured, Hot Now, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: