Published On: Sun, Jan 20th, 2013

[DAAWO] Madaxweynaha Soomaaliya oo dadweyne faro badan kula hadlay magalada Minisota

Share This
Tags

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud oo booqasho ku jooga wadanka Mareykan-ka ayaa dadweyne faro badan oo Soomaali ah kula kulmey magalada Minisota.

Xasan Sheekh waxa si weyn uga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo isbadalada ka dhacay Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay iyo hormarka la gaarey.

Madaxweynaha, waxa uu ka codsaday qurba joogta Soomaalida in la gaarey xilligii ay dalka dib ugu soo laaban lahayeen isla markaane ay maal gashan lahayeen.

DAAWO MUUQAALKA

 

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Displaying 1 Comments
Have Your Say
  1. ifrax says:

    midka somaliland wixiigaaray soofagay wakaxumahay wixiikudhay soomaali oodan adiga iyo wixii jiranba alahadaweeyo irad cusubna alaha noofuro

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";